Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamo Boliis Ah Oo Tababar Ugu Furmay Beledweyne “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamo Boliis Ah Oo Tababar Ugu Furmay Beledweyne “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkani oo ay bixinayaan Saraakiil ka socota Howl-galka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Waxaa ka Faa’iideysan Doona 33-Askari oo ka tirsan ciidamada Booliiska Gobolka Hiiraan.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Munaasabada furitaanka tababarka oo ay ka qeyb-galeen mas’uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan, saraakiisha ciidammada iyo xildhibaanno, ayaa socon doona mudo15 cisho ah, waxaana lagu baran doonaa mudadaas casharo wax weyn ka taraya shaqada ciidammada booliiska.

Col. Cali Cabdi Mahad Alle oo ah taliyaha qeybta booliiska degmada Beledweyne, oo ka hadllay munaasabada furitaanka ayaa tallaabo muhiim ah ku tilmaamay tababarka ay qaadanayaan askarta la soo xulay ee ka tirsan ciidammada booliiska gobolka, isagaoo sheegay in aqoonta ay ka faa’ideystaan tababarka saameyn doonto dhamaanba ciidammada kale ee aan helin fursadan oo kale.

Xildhibaan Nuur Iidoow Beyle oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa munaasabada ka sheegay in ciidammada booliiska mar walba lafdhabar ay u yihiin nabad-galyada gudaha, sidaa daraadeed tababarada noocan oo kale ah mar walba wax weyn ka tari doonaan sare u qaadista aqoonta ciidammada iyo adeegyada looga baahan yahay.

“Ciidammada booliiska waa astaanta nabad-galyada,  haddii aysan ciidammada booliisku jirin macnaheedu waa kala dambeyn iyo sharci ma jiro, sidaa daraadeed aad baan ugu faraxsannahay tababarkan maanta furmay, dhalinyarrada isugu jirta wiilasha iyo gabdhaha ka faa’ideysanayana waxaan leeyahay aqoontiina gaarsiiyay saaxiibadiina kale ayuu yiri” Nuur Iidoow Beyle.

Ugu danbeyntii ku-simaha guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Sh. Xuseen Cisman Cali ayaa uga mahad celiyay saraakiisha AMISOM tababarka ay siinayaan ciidammada booliiska.

2015520635677223956037750iidow2 2015520635677224068559045iidoow5 2015520635677224202477171iidoow8 2015520635677224327508902iidoow3 2015520635677224419852225iidoow6 2015520635677224518914561iidoow4 2015520635677224826308030iidoow1 2015520635677224980840809iidoow7

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo booqday furimaha ciidamada Ay ka dagan yihiin duleedka Kismaayo “Sawirro”

Next Post

Hey’adda Hormuud Foundation Oo Boqol Kun Oo Dolar Ugu Deeqday In Lagu Caawiyo Qaxootiga Yemen

Next Post
Hey’adda Hormuud Foundation Oo Boqol Kun Oo Dolar Ugu Deeqday In Lagu Caawiyo Qaxootiga Yemen

Hey’adda Hormuud Foundation Oo Boqol Kun Oo Dolar Ugu Deeqday In Lagu Caawiyo Qaxootiga Yemen

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In