Tuesday, August 5, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamo qeyb ka ah xureynta deegaanada Galmudug oo Gaalkacyo gaaray.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
December 4, 2022
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masuuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa garoonka diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo kusoo dhaweeyay ciidamo ka qeyb qaadayana Xoraynta Degmada Xarardheere ee Gobolka mudug

Masuuliyiinta ayaa kaga mahadceliyay Saraakiisha iyo Ciidamadaan soo gaaray Gaalkacyo waxayna tilmaameen hada wixii ka dambeeya loo jahaysan doono xoraynta Xarardheere.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay wafdiga Safiirka Midowga Yurub

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay wafdiga Safiirka Midowga Yurub

August 5, 2025
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo

August 5, 2025

Saraakiisha Hogaamineysay Ciidamada soo gaaray Gaalkacyo ayaa qeexay inay hogaamin doonaan gulufka Maleeshiyaadka khawaarijta Al Shabaab looga saarayo Koonfurta Gobolka Mudug iyo guud ahaan Galmudug.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo u hambalyeeyay Maamuulka Cusub Degmada Caabudwaaq Ee La Doortay

Next Post

R/W Xamse Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Horumarinta Caalamiga Ah Ee Norway

Next Post

R/W Xamse Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Horumarinta Caalamiga Ah Ee Norway

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay wafdiga Safiirka Midowga Yurub

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay wafdiga Safiirka Midowga Yurub

August 5, 2025
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la kulmay wafdi ay hoggaaminayso Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo

August 5, 2025
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta ku...

Somali Deputy FM Participates in UN Landlocked Nations Conference in Awaza

Somali Deputy FM Participates in UN Landlocked Nations Conference in Awaza

August 5, 2025
0

The Deputy Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Isaak Mohamud Mursal, participated on Tuesday in the Third United...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaal

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaal

August 5, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjiranimo safiirrada cusub ee dalalka Itoobiya,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In