Ciidanka Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka oo Hawlgal amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka hiiraan ayaa soo qabtay Shabakad ka tirsaneed maleeshiyaadka Khawaarijta arxanka daran ee Al-Shabaab.
Xubnahaan aragagixisada ah ayaa doonayaay inay gobalka Hiiraan ugu talaabaan Gobolka Galgaduud oo uu ka socda howlgal lagu ciribtirayo khawarijta.