Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka booliska Galmudug oo qabtay lacago been abuur ah oo la soo geliyay suuqa Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Qoysas danyar ah oo deeq Raashin ah loogu Qeybiyay Gaalkacyo “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo mudooyinkii u danbeeyayba ay soo ifbaxayeen walaac laga muujinayay lacago shilin Soomaali been abuur ah, isla markaana lasoo galiyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa waxaa maanta ciidamada booliiska ee dowlad gobaleedka Galmudug ay gacanta kusoo dhigeen qaar ka mida lacagahaasi ee soo galay suuqyada magaalada Gaalkacyo

Saraakiisha ciidanka booliiska oo lacagtaasi been abuurkaa saxaafada usoo bandhigay ayaa ka warbixiyay soo qabashada lacagtaan been abuurka iyo waxa kaga qorsheeysan ciddii lagu qabto iyadoo magaalada soo galineeysa

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dambi baare Gaashaanle Cawil Nuur Rooble ayaa ugu horeeyn ka hadlay lacagtaan iyo waxa ay uga duwantahay lacagaha shilinka Soomaaligaa ee haatan la isticmaalo.

“Waa lacag faalsa ah oo been abuur ah dambiilayaashii lagu soo qabtayna, gacantaan ku heeynaa Maxkamad waan ku soo saareeynaa, dadka waxaan uga digeeynaa hantidooda ineeysan faalsadaasi kala bixin, iskana ilaaliyaan meeshii ay ku arkaana ay soo sheegaan, si looga qabto inaan lagu dhicin xaashidaas kalarka loo soo yeelay, meeleey ka socatana aysan jirin, waxaana khadka ay soo gashay lacagtaan 28/07/2015 saakana dadbaan ku qabanay, walina waa kusii daba jirnaa cidii lagu arkana sharciga ayaa la marsiin doonaa”.ayuu yiri Cawil.

Duqa Dagmada Galkacyo ee dowlad Gobaleedka Galmudug mudane Bile Diini Cali oo isna ka hadlay madasha lagu soo bandhigay lacagtaan been abuurka ah ee ay soo qabteen ciidanka booliska Galmudug ayaa uga mahad celiyay dadaalka ay u hayaan bulshadooda

“Marka hore waxaan salaan hawada u marinayaa guud ahaan ciidamada booliiska Galmudug ee had iyo goor u taagan ineey ilaaliyaan dadka raba ineey dhibaateeyaan shacabka reer Galmudug qaasatan ciidamada booliiska ee ka howl gala dagmada galkacyo waxaan u heynaa ammaan aad u balaaran hadaan nahay shacab iyo maamulba waxaad halkaan ku arkeeysaan lacagtaas faalsada ah waad ujeedaan waa xaashi rinji  lasoo mariyay xaashidaas waxaa loogu talagalay in lagu dhaco hantida Ummadda Soomaali”ayuu yiri Duqa Gaalkacyo.

Ma ahan markii u horeeysay oo bulshada Soomaaliyeed ee ku nool guud ahaan gobalada dalkeena ay walaac ceynkaan oo kale ah ka muujiyaan lacagaha shilinka Soomaaliga ee lasoo sameeysto ayagoo been abuur ah.

Previous Post

Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Baarlamaanka oo qaabilay wafdi ka socday UNDP

Next Post

Gudiga Baarlamaanka u qaabilsan Maaliyadda,Qorsheynta iyo La Xisaabtanka Dowlada oo Siminaar Loogu Soo Gabagabeeyay Nairobi”Sawirro”

Next Post
Gudiga Baarlamaanka u qaabilsan Maaliyadda,Qorsheynta iyo La Xisaabtanka Dowlada oo Siminaar Loogu Soo Gabagabeeyay Nairobi”Sawirro”

Gudiga Baarlamaanka u qaabilsan Maaliyadda,Qorsheynta iyo La Xisaabtanka Dowlada oo Siminaar Loogu Soo Gabagabeeyay Nairobi"Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In