Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka NISA oo cagta mariyay Shabakad argagixiso “Daawo Video+Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidanka NISA oo cagta mariyay Shabakad argagixiso “Daawo Video+Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgal ay ka sameysay Muqdisho ku burburisay shabakad argagixiso, iyadoo gacanta ku soo dhigtay horjoogayaal iyo maleeshiyaad dilal iyo Qaraxyo ka geeysan jiray Muqdisho.

Howlgal ay Ciidamada NISA ka sameeyeen degmada Hodan ayaa lagu soo qab qabtay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda UGUS, kuwaasoo dilal iyo qaraxyo kala duwan ka geysan jiray degmooyinka Hodan iyo Dayniile.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

Dhagar qabayaasha ka tirsan UGUS ee la soo qab qabtay ayaa qirtay ineey dileen muwaadiniin Soomaaliyeed oo abriya ah, iyadoo ciidamada NISA ay cagta mariyeen shabakaddaasi argagixiso ee dilalka iyo qaraxyada ka geysan jirtay Muqdisho.

Hey’adda Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka  ayaa hore u burburisay shabakado argagixiso oo tan la mid ahaa, kuwaasoo dhibaatooyin isugu jira dilal iyo qaraxyo ka geysan jiray magaalada Muqdisho

vlcsnap-2015-05-14-20h16m59s111 vlcsnap-2015-05-14-20h17m45s3 vlcsnap-2015-05-14-20h17m56s33 vlcsnap-2015-05-14-20h18m09s153 vlcsnap-2015-05-14-20h18m20s14 vlcsnap-2015-05-14-20h18m42s195 vlcsnap-2015-05-14-20h19m03s170 vlcsnap-2015-05-14-20h19m15s55 vlcsnap-2015-05-14-20h19m35s244 vlcsnap-2015-05-14-20h19m43s73 vlcsnap-2015-05-14-20h20m01s244 vlcsnap-2015-05-14-20h20m10s91 vlcsnap-2015-05-14-20h20m35s72 vlcsnap-2015-05-14-20h21m28s90 vlcsnap-2015-05-14-20h23m10s75 vlcsnap-2015-05-14-20h23m23s224

Previous Post

Ogeysiis: Wasaaradda Waxbarashadda oo qaadeeysa Imtixaanka shahaaddiga ah ee Dugsiyada sare

Next Post

Dhageyso Warka habeen Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka habeen Ee Radio Muqdisho

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In