Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM oo si buuxda ula wareegay deegaanka Biya Cadde ee G/Sh/Dhexe

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM oo si buuxda ula wareegay deegaanka Biya Cadde ee G/Sh/Dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM oo wata gaadiidka gaashaaman ee dagaalka ayaa saaka si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Biya Cadde oo ka tirsan degmada Jowhar ee gobolka Sh/Dhexe.

Malleeshiyaadki Shabaab ee halkaasi ku sugnaa ayaa isaga cararay deegaankaasi kaddib markii ay ciidamadu halkaasi u ruuqaansadeen, iyadoo ciidamadu ay si nabadgelyo ah ula wareegeen deegaanka Biyo Cadde oo 45 kilo mitir dhanka waqooyi bari uga beegan degmada Jowhar, ย halka degmada Mahadaayna ay 28 kilo mitir uga toosantahay jihada bari.

Related posts

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

October 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee  Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan

October 26, 2026

Ciidamada ayaa halkaasi ka wada baaritaanno ay ku xaqiijiyaan ammaanka deegaankaasi, iyagoo bariisimo ka sameystay duleeddada tuuladaasi.

Dadweyne farabadan oo ku dhaqan deegaankaasi ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaaladaasi, iyagoo muujinayay faraxad, islamarkaana ciidamada ugu hambalyeeynayay cadowga ay ka dulqaadeen kaasoo ay sheegeen in uu dhibaatooyin ba’an ku hayay.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolkaShabeelaha Dhexe ย ayaa ku sii wajahan halkaasi si ay u kormeeraan xaaladda deegaanka iyo baahiyaha ay qabaan ย bulshada ku nool halkaasi.

Talaabadan ayaa qeyb ka ah howlgallada ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM ay dalka kaga xoreeynayaan haraadiga maleeshiyaadka Shabaab oo weli ku dhuumaaleysanaya deegaanno kooban oo ka tirsan dalka.

Previous Post

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay dalka South Africa

Next Post

Duqa Magaalada Muqdisho Oo Kafaala Qaaday Baxnaano Caafimaad Oo Loo Sameynayo Hooyo Soomaaliyeed

Next Post
Duqa Magaalada Muqdisho Oo Kafaala Qaaday Baxnaano Caafimaad Oo Loo Sameynayo Hooyo Soomaaliyeed

Duqa Magaalada Muqdisho Oo Kafaala Qaaday Baxnaano Caafimaad Oo Loo Sameynayo Hooyo Soomaaliyeed

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

October 26, 2026
0

Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa Lagu Eedeyay inuu geeystay Dhac hubeysan iyo Turufo, Kadib markii uu ku dayey saaxiibkiis...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee  Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan

October 26, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In