Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka XDS oo howlgallo ka dhan ah UGUS ka wada gobolka Bakool

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidanka XDS oo howlgallo ka dhan ah UGUS ka wada gobolka Bakool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada XDS oo wata gaadiidka gaashaaman ee dagaalka ayaa howlgallo ka dhan ah maleeshiyaadka UGUS,  ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Bakool.

Howlgallada ay ciidamadu ka wadaan gobolkaasi ayeey kula wareegeen tuulooyin farabadan oo ka tirsan gobolka Bakool, waxeyna ciidamadu iminka qorsheynayaan iney furaan waddada isku xirta Baydhabo iyo Waajid, taasoo ay go’odoomiyeen kooxaha nabad diidka ah ee UGUS.

Related posts

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

April 2, 2026
Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026

Taliyaha ciidanka XDS ee gobolka Bakool Jeneraal Tanacadde ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ciidamadu dhawaan furi doonaan waddada isku xirta Baydhabo iyo Waajid, halkaasoo maleeshiyaadka UGUS ay ku dhibaateeyaan gaadiidka isticmaala wadadaasi.

Jeberaal Timacadde ayaa intaa ku daray in howlgalladii ugu dambeeyay ee ciidamadu sameeyeen ay kula wareegeen ku dhawaad toban tuulo oo malleeshiyaadka UGUS ay dadka ku dhibaateyn jireen, wuxuuna tilmaamay in ammaanka tuulooyinkaasi uu hagaagsanyahay islamarkaana ay dadkii deganaa dib ugu soo laabteen.

Dhinaca kale ciidamada XDS ayaa howlgallo kale waxa ay ka wadaan deegaano ka tirsan degmada Bardaale ee gobolka Baaym kaasoo lagu xaqiijinayo ammaanka kadib markii ay soo kordheen cabashooyinka ka imaanaya dadka ee ku aaddan dhibaatooyin ay u geysanayaan maleeshiyadka UGUS.

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Barnaamijka kulanka todobaadka oo lagu falanqeeyay maamul u sameynta qaar ka mid ah gobollada dalka “Dhageyso+Sawirro”

Next Post
Barnaamijka kulanka todobaadka oo lagu falanqeeyay maamul u sameynta qaar ka mid ah gobollada dalka “Dhageyso+Sawirro”

Barnaamijka kulanka todobaadka oo lagu falanqeeyay maamul u sameynta qaar ka mid ah gobollada dalka "Dhageyso+Sawirro"

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

April 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka...

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In