Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka XDS oo howlgallo ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Sh/Hoose

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ciidanka XDS oo howlgallo ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Sh/Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgal qaatay  muddo saacado ah ayaa ciidanka xoogga dalka Soomaliyed  waxa ay ka sameyen degaanka Ceel-abakar oo 15 km dhanka galbeed kaga beegan degmada Baraawe ayaa waxaa lagu baacsanayay maleeshiyaad ka tirsan kooxda argagixisda ah eee Shabaab.

Deegaanka Ceel abakar ayaa maleeshiyada kooxda Shabaab waxa ay ku dhibaateyn jireen dadka shacabka ah ee ku dhaqan deeganka  iyadoo dadka shacabka ah ay u mahad celiyeen ciidanka xogga dalka Soomaaliyed iyo mamulka gobolka waxayna sheegeen in Shabaab ay dhac iyo boob ku hayeen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Howlgalka ayaa waxaa hogaaminayay gudomiyaha gobolka Shabellaha hoose Ibraahim Aadan Cali Najax saraakiisha ciidanka xoogg  dalka ee ku sugan degmada Baraawe iyo maamulka degmada
Taliyaha ururka 1-aad guutada 3xaad ee Ciidan XDS Gaashaanle  Cali Dagaaal  Xirsi ayaa sheegay in ciidanka XDS  ay gaareen degmada Sablaale halkaana ay ku dileen tiro maleshiyaad ah oo ka torsan Shabaab.

Gudoomiyaha degmada Baraawe Aadan Cumar madoobe ayaa sheegay in Howlgalkaan ciidanka XDS ay ku bacsanayaan shabaab uu sii socon doono iyadoo gudoomiayah gobolka shabellaha hoose uu tilmaamay in Shabaab ay dadka ku dhaqan gobolka ay dhibaata ku hayaan gobolka Sh.hoose uu ka bilaawday howlgal lagu sifeenayo haraadiga kooxda Shabaab.

Previous Post

Maamulka degmada Hobyo oo codsaday in lagu gacansiiyo dhismaha garoonka diyaaradaha

Next Post

Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta 12aad” Akhriso+Dhageyso

Next Post
Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta 12aad” Akhriso+Dhageyso

Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta 12aad” Akhriso+Dhageyso

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In