Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka XDS oo howlgallo kula wareegay deegaanno ka tirsan galbeedka gobolka Hiiraan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidanka XDS oo howlgallo kula wareegay deegaanno ka tirsan galbeedka gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiisha ciidanka XDS ayaa faah-faahin  ka bixiyay howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka Shabaab oo ay ka billaabeen deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan.

Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM oo ka ambabaxay Magaalada Beladweyne ayaa u ruuqaansaday Galbeedka Gobolka Hiiraan, si ay halkaasi uga sifeeyaan haraadiga maleeshiyaadka UGUS.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Col. Isaaq Cismaan Idiris oo ka mid ah Saraakiisha ciidanka XDS ee Gobolka Hiiraan, ayaa sheegay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab ka saareen deegaanno dhowr ah oo ay ku dhuumaaleeysanayeen.

Wuxuu sheegay in dagaal ka dhacay deegaan lagu magacaabo Ceeldheer ay ciidamadu ku dileen maleeshiyaad ka tirsan UGUS kuwaaoo gaaraya Todobo, isaga oo xusay ineey jiraan dhaawacyo kale oo ay la carareen kooxda UGUS.

Col. Isaaq Cismaan Idiris, ayaa intaasi ku daray in ciidamadu ay  gaareen deegaano hor leh oo ka tirsan Gobolka Hiiraan, kuwaasoo ay ka mid yihiin deegaanka Ceel Cali oo dhaca galbeedka gobolkaasi, isagoo xusay ineey sii wadi doonaan howlgallada noocan ah tan iyo inta haraadiga kooxda laga sifeeynayo dalka oo dhan.

Howlgalkan ayaa qeyb ka ah qorshayaasha ay dowladdu dalka uga xoreeyneyso maleeshiyaadka Shabaab si dalka looga dhigo meel nabad ah oo ka caaggan argagixisada Shabaab.

.

Previous Post

Xafladda sanadguuradda labaad ee Idaacadda wadaag oo maanta lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Next Post

Arday Soomali u Badan oo Ka Qalin Jabisay Jaamacada Raaf ee Magaalada Nairobi”Sawirro”

Next Post
Arday Soomali u Badan oo Ka Qalin Jabisay Jaamacada Raaf ee Magaalada Nairobi”Sawirro”

Arday Soomali u Badan oo Ka Qalin Jabisay Jaamacada Raaf ee Magaalada Nairobi"Sawirro"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In