Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka XDS oo Shabaab ka saaray deegaano ka tirsan G/Gedo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Ciidanka XDS oo Shabaab ka saaray deegaano ka tirsan G/Gedo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ururka 49 ee Ciidamaad Xoogga Dalka Soomaaliyeed C.fitaax Maxamed Turbac oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalo ka dhan ah maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab oo ay Ciidamada ka sameeyeen Degaano ka tirsan Gobolka Gedo.

Taliye C.fitaax Maxamed Turbac ayaa tilmaamay in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay saacadihii lasoo dhaafay la wareegeen Deegaano badan oo ka tirsan Gobolka Gedo halkaasoo maleeshiyaadka Al shabaab ku dhibaatayn jireen Shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

Deegaanada laga qabsaday Alshabaab ayaa ku dhow xadka Gobolada Gedo iyo Jubbada Hoose ay wadaagaan,sida deegaanka Caanaale iyo tuulooyin kale

dhawaan ayay ahayd markii Sargaal sare oo ka tirsanaa maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab uu isku dhiibay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Gobolka Gedo oo ka mid ah deegaanada hoos yimaada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland.

Howlgalada ayaa si isku mid ah uga socda dhamaan deegaanada ay ku dhuumalaysanayaan Alshabaab,iyadoo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay  maleeshiyada Al shabaab kala wareegay Deegaano badan oo ka tirsan Gobolada Shabeelaha Hoose iyo Gedo.

Wararkii ugu dambeyey ee laga helayo Gobolka SHabeelada Hoose ayaa sheegaya in ciidamadu ay xalay ku hoyden degmada Sablaale ee Gobolkaasi Shabeelada Hoose,halkaasi oo ay ka wadaan howloo baaritaano ah.

Previous Post

Ergo ka socota Midowga Afrika oo ku sugan Soomaaliya

Next Post

Ra’iisul wasaare Kheyre oo la kulmay qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul wasaare Kheyre oo la kulmay qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Ra'iisul wasaare Kheyre oo la kulmay qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed "SAWIRRO"

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In