Wednesday, February 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka Oo 4 Ka Tirsan Maleeshiyaadka Al-Shabaab Ku Dilay Agagaarka Baar-Sanguuni

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ciidanka xoogga Dalka oo 15 Al-Shabaab ahaa ku dilay Jubbada hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka 56-aad Guutada 11-aad Qeybta 43-aad Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ka warqabayay dhagarta maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab ayaa ka hortagay weerar ay isku dayeen argagixisada inay kusoo qaadan degaanka Baar-sanguuni ee Gobolka Jubada Hoose.

Ciidanka ayaa waxay baacsadeen maleeshiyaadkii argagixisada, iyagoo halkaasi uga dilay Afar maleeshiyaad ah sidoo kale waxay ka dhaawaceen sadax kale sida uu kusoo waramayo Wariyaha Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida ee Qeybta 43-aad Shirwac Cumar Baaruush.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay masuuliyiinta la doortay ee Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay masuuliyiinta la doortay ee Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

February 4, 2026
Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

February 4, 2026

Ciidanka xoogga dalka ayaa dhulka baadiyaha waxay kusii baacsadeen maleeshiyaadkii firxadka ahaa ee argagixisada, iyagoo hataan ku dhow Degmada Jamaame ee Gobolka Jubada Hoose.

Previous Post

Wasaaradda Ganacsiga Oo Ka Shirtay Hindise Sharciyeedka Laysimada Ganacsiga “SAWIRRO”

Next Post

Isbitalka Shaafi Ee Muqdisho Oo Ku Guulaystay Qaliinka Wiil Yar Oo Bir Liqay “SAWIRRO”

Next Post
Isbitalka Shaafi Ee Muqdisho Oo Ku Guulaystay Qaliinka Wiil Yar Oo Bir Liqay “SAWIRRO”

Isbitalka Shaafi Ee Muqdisho Oo Ku Guulaystay Qaliinka Wiil Yar Oo Bir Liqay “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay masuuliyiinta la doortay ee Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay masuuliyiinta la doortay ee Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

February 4, 2026
0

Muqdisho, Febaraayo, 04,2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Guddiga Madaxa-Bannaan...

Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

February 4, 2026
0

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Geedi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray xubnaha dhawaan loo doortay Guddoomiyaha,...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Xarun Waxbarasho oo laga hirgeliyay Garasbaalley

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Xarun Waxbarasho oo laga hirgeliyay Garasbaalley

February 4, 2026
0

Muqdisho, Febraayo 04, 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa hoggaamiyay munaasabad lagu...

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ku tallaabsanaya dhismaha guddi saaxiibtinimo oo Baarlamaan

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ku tallaabsanaya dhismaha guddi saaxiibtinimo oo Baarlamaan

February 4, 2026
0

Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Aljeeriya, Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego), ayaa ka qeyb galay kulan rasmi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In