Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgalo ka fuliyay degaano ka tirsan Galmudug

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga dalka oo howlgalo ka fuliyay degaano ka tirsan Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska iyo Saraakiisha qaybta 21-tanaad ee Ciidanka Xoogga Dalka ee ka hawlgala deegaanada Galmudug ayaa hawlgalo ka sameeyay degaanka Camaara oo ka tirsan gobalka Mudug, halkaasi oo ay ku dhumaleeysanayeen Maleeshiyo ka tirsan kooxda nabad diidka.

Taliyaha qeybta 21-tanaad ee Ciidanka Xoogga Dalka Gen C/Casiis C/Laahi “Qooje iyo Sarakii kale ayaa gaaray Camaara oo ka Mid ah deeganada ay ku dhumaleysanayeen haraadiga argagixisada al shabaab oo dhibaato kuhayay dadka halkaasi degan.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Gen: “Qooje” oo la hadley Shacabka Camaara ayaa u sheegey in Ciidamadu ay horay usii socon doonaan qorshahoodana uu yahay in nabada la gaarsiiyo dhamaanba Deeganada kale ee aan xorta aheyn , waxuna sidokal taliyuhu ugu baaqay shacabka in Ciidamada ay ku garab siiyaanfulinta howshan.

Wadooyinka  soo gala Camaara ayaa waxaa gabi ahaanba ku sugan ciidamada Xoogga oo si taxadir leh u baraya gadiidka soogalaya iyo kuwa ka baxaya magaalada.

Previous Post

Tiradda dadka Corona Virus ugu geeriyooday Mareykanka oo gaartay 18,777

Next Post

Qofkii ugu Horeeyey ee Qaba Cudurka CronaVirus oo Laga Helay Dalka Yemen

Next Post
Qofkii ugu Horeeyey ee Qaba Cudurka CronaVirus oo Laga Helay Dalka Yemen

Qofkii ugu Horeeyey ee Qaba Cudurka CronaVirus oo Laga Helay Dalka Yemen

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In