Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka xoogga ee ku sugan Hiiraan oo dib u habeyn lagu sameeyay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ciidanka xoogga ee ku sugan Hiiraan oo dib u habeyn lagu sameeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha guutada shanaad ee ciidamada xoogga dalka Col Maxamuud Xasan Ibraahim Baakay, ku xigeenka xeer-ilaaliyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida Gaashanle Maxamed Cabdiqaadir Maxamed, iyo taliyaha qeybta 27-aad Generaal Axmed Maxamed Calasow (Tareedisho) ayaa ka qeybgalay munaasabad isugu jirtay dhaarin iyo tirakoob lagu sameynaayo ciidamada Xoogga ee ku sugan Gobolka Hiiraan.

ku xigeenka xeerilaaliyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida Gaashanle Maxamed Cabdiqaadir Maxamed ayaa sheegay in hadafka laga lee yahay dhaarintan iyo tirakoobka ciidamada ay tahay sidii ay uga fogaan lahayeen wax kasta oo dhibaato ku ah Qaranka Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Taliyaha qeybta 27-aad ee ciidamada xoogga dalka Generaal Axmed Maxamed Calasow ( Tareedisho) ayaa sheegay in guud ahaan qeybta 27-aad  ay ka socoto diiwaangelinta iyo dib u Habeynta lagu sameynayo ciidamada si bulshada Soomaaliyeed looga dulqaado cadowga ku soo duulay.

Previous Post

Dagaal qasaare xoog leh lagu gaar siiyey al shabab oo ka dhacay deegaanka Baxdo ee gobolka galgaduud

Next Post

Wasiirka Shaqada XFS oo ka warbixiyay mashruuca kaalmeynta abaaraha Dalka

Next Post
Wasiirka Shaqada XFS oo ka warbixiyay mashruuca kaalmeynta abaaraha Dalka

Wasiirka Shaqada XFS oo ka warbixiyay mashruuca kaalmeynta abaaraha Dalka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In