Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Shaqada XFS oo ka warbixiyay mashruuca kaalmeynta abaaraha Dalka

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Shaqada XFS oo ka warbixiyay mashruuca kaalmeynta abaaraha Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdiwahaab Ugaas Khaliif oo ka qeybgalay barnaamijka Kulanka todobaadka ee warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arrimo la Xiriira shaqo abuurka iyo wax u qabashada dadka nugul ee ku barakacay abaaraha.

Wasiirka ayaa xusay in dowladda Federaalka, Bangida aduunka iyo hey’adda WFP ay isla garteen in lacago gaaraya 185 milyan oo doolar lagu taakuleeyo dadka nugul, kuwa ay saameeyeen abaarah iyo cayayaanka loo yaqaanno Ayaxa,

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Cabdiwahaab Ugaas Khaliif ayaa sheegay in mashruuca kaalmeynta dadka uu socon doono labada sano ee soo socota, isagoo intaa ku daray in lacagahaasi ay ka faa’ideysan doonaan 48 degmo oo ka mid ah Dalka.

Wasiirka ayaa qiray in lacagahaasi oo si toos ah ugu soo dhacaya bangiga dhexe loo diri doono dadka liita,iyadoo la sameynayo dabagal ku aadan in si habsami leh loo bixiyay lacahaasi oo ay kormeeri doonaan wasaaradda shaqada,Hey’adda WFP iyo Bangiga Dunida.

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS  Cabdiwahaab Ugaas Khaliif  ayaa ka dhawaajiyaty in dalal kamid ah Sacuudiga ay ogolaadeen  bixinta tababarro kor logu qaadayo aqoonta shaqaalaha, wuxuuna dhinaca kale caddeeyay in sanadka soo socda la sameyn doono shaqo abuur.

Previous Post

Ciidanka xoogga ee ku sugan Hiiraan oo dib u habeyn lagu sameeyay

Next Post

Galmudug security forces repulse a terrorist attack on bahdo district, 20 militants killed

Next Post
Galmudug security forces repulse a terrorist attack on bahdo district, 20 militants killed

Galmudug security forces repulse a terrorist attack on bahdo district, 20 militants killed

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In