Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga iyo kuwa ATMIS oo hawlgal ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Khawaariijta

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga iyo kuwa ATMIS oo hawlgal ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Khawaariijta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya Ciidamada hawlgalka midowga Afrika ee ATMIS, ayaa saaka hawlgal qorshaysan ku dilay 23 xubnood oo ka tirsanaa maleeshiyaadka kooxda Khawaariijta.

Hawlgalkan ayaa ka dhacay deegaanka Danow, oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose, sida uu Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odowaa Yuusuf Raage.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026

Hawlgalkan ayaa yimid ka dib markii kooxda khawaariijtu isku dayeen in ay ciidanka ku qaadaan weerar gaadmo ah, balse ciidanka oo ka warqabay dhagarta khawaariijta ayaa khawaariijta gaarsiiyey khaasaare culus, dhinaca kale Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa xaqiijiyey in khawaariijta laga furtay Saanad Ciidan.

Dhanka kale, Qarax ka dhacay Degmadda Halgan oo ka tirsan gobolka Hiiraan, ayuu Taliyaha Xooggu u xaqiijiyay Warbaahinta Qaranka, in uu sababay dhimashada hal qof halka sedex kalana ay ku dhaawacmeen.

Previous Post

Qarax ka dhacay kaniisad ku taalla Congo

Next Post

Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud

Next Post
Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud

Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa warbixin uga dhagaystay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In