Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qarax ka dhacay kaniisad ku taalla Congo

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Qarax ka dhacay kaniisad ku taalla Congo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay, 39 kalena waay ku dhaawacmeen, kadib Qarax lala beegsaday kaniisad ku taal Waqooyiga Kivu ee bari ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, sida ay sheegeen sarakiisha ciidamad.

Anthony Mwalushaye,  oo ah Afhayeenka ciidamada Congo ayaa bayaan uu soo saaray  ku sheegay in Qaraxan uu ahaa fal ay argagixisadu la beegsadeen kaniisad ku taalla magaalada Kasendi ee dhacda xuduudka ay wadagaan Uganda iyo Congo, isaga oo xaqiijiyay in weerarkaasi 10 qof lagu dilay, 39 kalana lagu dhaawacay.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Afhayeenka ayaa hadalkiisa ku daray in weerarkan loo soo xiray dad Ajaanib ah oo lagu tuhunsanyahay inay ku lug lahaayeen Qaraxa.

War ay soo sareen Kooxda argagisada Daacish ayaay ku sheegateen mas’uuliyadda weerarka lagu qaaday kaniisadda.

Madaxtooyada Congo iyo howlgalka nabad ilaalinta Qaramada Midoobay, ayaa si wada jir ah u cambaareysay weerarka, sidokale Safaaradda Faransiiska ayaa Twitter-keeda ku sheegtay inay aad uga xunyahiin sida ay wax u dhaceen.

Tan iyo sanadkii 2021-kii, howlgal militari ee ay iska kaashanayaan ciidamada Congo iyo kuwa Uganda ayaa bilaabay inay bartilmaameedsadaan maleeshiyaadka Daacish iyo kuwa Allied Democratic Forces ee ku sugan qeybo ka mid ah dhulka Congo, balse weerarada ayaa sii kordhay intii uu socday howlgalka.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kormeeray goobaha la dajiyay martida ka qeybgalaysa shirka Dib u Heshiisiinta KGS

Next Post

Ciidanka Xoogga iyo kuwa ATMIS oo hawlgal ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Khawaariijta

Next Post
Ciidanka Xoogga iyo kuwa ATMIS oo hawlgal ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Khawaariijta

Ciidanka Xoogga iyo kuwa ATMIS oo hawlgal ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Khawaariijta

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In