Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cisbitalka Kamaal oo ku guuleystay qalliin maskaxda looga sameeyay gabadh yar (Video+Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Cisbitalka Kamaal oo ku guuleystay qalliin maskaxda looga sameeyay gabadh yar (Video+Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhaqaatiirta Cisbitalka Kaamil ayaa ku guuleystay ineey qalliin maskaxda ah ku sameeyaan gabadh yar oo maskaxda dhiig uga furmay.

Cisbitalka Kaamil oo ka yaala degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ayaa waxaa hirgeliyay dhaqaatiir Soomaaliyeed oo wadaniyiin ah, wuxuuna cisbitaalku maalin kasta qaabilaa bukaanno farabadan oo qaba xanuunno kala duwan.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

Maamulka cisbitalka Kaamil Dr. Cabaas Xaaji Cabdullaahi Fiiqow ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in dhaqaatiirta cisbitalku ku guuleeysteen qalliin ay gabadh yar uga sameeyeen maskaxda, kadib markii uu dhiig uga furmay.

Dr. Cabaas oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa ku daray in xaaladda gabadhaasi ay wanaagsantahay, wuxuuna hoosta ka xariiqay in qalliinkani uu yahay kii ugu horreeyay ee noociisa ah oo lagu sameeyo gudaha dalka.

Wuxuu tilmaamay in cisbitalku ku howlgalo qalab casri ah oo lagu baaro laguna qalo xanuunnada halista ah ee inta badan dalka dibadiisa loo aadi jiray, isagoo xusay in cisbitalka ay ka howlgalaan dhaqaatiir qibrad iyo aqoon urugsan u leh daweynta iyo qalliinadaba.

Dr. C/raxman oo ah dhaqtar Masari ah oo ka howlgala cisbitalka Kaamil islamarkaana isagu fuliyay qalliinka gabadha looga sameeyay maskaxda,ayaa sheegay in uu dalka u yimid sidii uu ummaadda Soomaaliyeed uga caawin lahaa qalliinada maskaxda, wuxuuna tilmaamay in xaaladda gabadhu ay aad u wanaagsantahay.

Abbaha dhalay gabadhaasi laga qalay maskaxda ayaa sheegay in gabadhiisa markii uu geynayay cisbitalka Kaamil ay ku jirtay xaalad miyir la’aan ah, balse markii qalliinka lagu sameeyay ay xaaladdeeda caafimaad soo hagaagtay, uxuuna u mahadceliyay maamulka cisbitalka Kaamil iyo dhaqtarka qalay gabadha.

Qallinka maskaxda ah ee uu fuliyay cisbitalka Kaamil ayaa ah kii ugu horreeyay ee noociisa ah ee lagu sameeyo gudaha dalka, waxayna arrintani ku timid dadaal dheeraad ah oo ay sameeyeen dhaqaatiir muxsiniin ah oo iyagu Muqdisho ka hirgeliyay cisbitalka Kaamil.

DSC04664

DSC04665

DSC04666

DSC04667

DSC04670

DSC04671

DSC04672

DSC04673

DSC04674

DSC04675

DSC04676

DSC04678

DSC04679

DSC04680

DSC04682

DSC04683

DSC04685

DSC04686

DSC04689

DSC04693

DSC04695

DSC04696

DSC04697

DSC04699

DSC04703

DSC04704

DSC04705

DSC04706

DSC04708

DSC04716

DSC04717

DSC04724

DSC04729

DSC04732

DSC04734

DSC04735

DSC04736

DSC04738

DSC04739

DSC04741

DSC04742

DSC04743

DSC04744

DSC04747

DSC04748

DSC04750

DSC04752

DSC04753

DSC04754

Previous Post

Atletico Madrid oo Real Madrid Ka Badisay Kulankii Madrid derby β€œSAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In