Saturday, July 5, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciyaaro dhex maray Wasiirro iyo Xildhibaanno lagu maamuusayay 15-ka May oo lagu qabtay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
May 14, 2015
in Wararka
0
Ciyaaro dhex maray Wasiirro iyo Xildhibaanno lagu maamuusayay 15-ka May oo lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cayaaro isugu jiray kubada cagta iyo  xarig jiid oo lagu maamuusaye 15 bisha May oo ku asteysan maalinta dhaliyarada Soomaliyed ayaa maanta lagu qabtay garoonka kubadda koleyga ee Aadan Xaaji Yabarow “wish” EX Luujiyo ee degmamada C/casiis.

Tartan cayaareedkaasi oo dhexmaray xubno ka tirsan golaha wasiirrada iyo mudanayaasha Baarlamanka ayaa waxaa u soo daawasho tagay mas’uuliyin ka tirsan dowladda iyo dadweyne aad u farabadan.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo weerar lagu dhabar jebiyay Khawaarijta ka sameeyay gobol Bakool

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo hawlgal ka wada deegaannada gobolka Hiiraan

July 5, 2025
Madaxweyne Laftagareen oo dhagax dhigay Xarunta Tababarada Macalimiinta Koonfur Galbeed

Madaxweyne Laftagareen oo dhagax dhigay Xarunta Tababarada Macalimiinta Koonfur Galbeed

July 5, 2025

Cayaarta kubadda cagta ay ku soo dhamaatay 4-2 oo guusha ay ku raacday xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya oo cayaartaasi ka qey galay.

Dhinaca kale markii ay soo geba gebowday cayaartii kubadda cagta ee lagu maamuusyaay 15 may maalinta dhalanyarada Soomaaliyeed  ayaa waxaa bilaabatay cayaartii xarig jiidka ahayd, taasoo dhexmartay isla xubnihii labada gole ee dowladda, ayadoo cayaartaasina ay ku soo cidlaatay bar bar dhac hal iyo hal ah oo ay isla dhaafiwaayeen.

Markii cayaarahaasi soo geba geboobeen ayaa waxaa warbaahinta Qaranka la hadlay wasiirka warfaafinta ee xukumadda Soomaaliya mudane Maxmed Cabdi Xayir “Maareeye”  xildhibaan C/raxmaan Suge “Ilkacase” iyo xildhibaan C/llaahi Cumar Abshirow oo sharaxay sida ay cayaartasi u dhacday.

Mudane Maxmed Cabdi Xayir Maareeye ayaa yiri ““Ee Farxad iyo nolal ayeyna muuji neynaa dhalin yarada Soomaliyed ayeynu la qeyb saneynaa malainta farxadooda xukuumada ahaan waa nalaga raayay kubada cagta ee  ma araka ee kubada cagta naftigeeda ee dhor darbo oo aynu fileynin ayaa gool isaga noqday  waa baqtiyee nasiib ayey ku heleen  baqtiyoo nasiib ayey ku heleen mooye weynu ku ciyaar fiic neyn “

Xildhibaan Claahi Cumar Abshirow oo isna hadlay ayaa yiri “wasiirka aad buu u mahadsan yahay waxuu qirtay in aan ka badanay  maanta ciyaarta waxey ku dhamaatay afar iyo labo ay ku adkaaden golaha barlamaanka waxaana laga adkaaday  golaha wasiirada taasi waxey aheyd ciyaarta kubada cagta ciyaarta kale ee xarig jiidka waxey ku dhamaatay bar bardhac hal iyo hal aad baana ugu faraxsa nahay in aan garaacno golaha wasiirada markastana saan ayaan u garaaci doona haduu ilaahey idmo aad baad u mahadsan tihiin,  waxaan udabaal dageynay shan iyo tobanka May maalin dhalin yarada Soomaliyed ee waxaan isku ballan sanahay koox wasiira ah iyo koox barlamaanka  ah  ee meesha ciyaar aad fiican baa kadhacday ee runti waa ciyaar.

 

Wasiirka dhalanyarada iyo cayaaraha Soomaaliya Maxmed C/llaahi  Xasan Nuux ayaa si guud uga hadlay  ahmiyadda ay  leedahay xuska 15 May

“in ay tahay munaasabada wey neyta 15 may waa sanad garuu radii 72 ee  SYL iyo gobanimo doonkii  waxaan aamin sanahay shaqadan shaqa abuu reysa ama qurxi neysa isdhax galka bulshada iyo sidii loogu talagalay wasaarada arimaha bulshada in ay shaqadoodu tahay  isdhaxgal noocan oo kale in uu marwalbo jira ciyaartan sidii u xiisa badneyd iyo sidii u dhacday ee waad daawaneyseno aad bey ugu  habooneyd  ciyaar ahaan ee isdhax gal bulsho hadii la dhaho door aad u qurux badan bey ku laheyd.

Waa sanad guuradii 72aad ee ka soo wareegatay aas aaskii ururkii gobanimo doonkii soomaaliyeed ee SYL ayadoo 15 may sanad kasta munaasabado lagu xusayo lagu qabto gudaha iyo dalka.

Previous Post

Dhageyso Warka habeen Ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo kulamo la qaadatay dhiggeeda dalka Shiinaha “Sawirro”

Next Post
Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo kulamo la qaadatay dhiggeeda dalka Shiinaha “Sawirro”

Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo kulamo la qaadatay dhiggeeda dalka Shiinaha "Sawirro"

Ciidanka Xoogga Dalka oo weerar lagu dhabar jebiyay Khawaarijta ka sameeyay gobol Bakool

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo hawlgal ka wada deegaannada gobolka Hiiraan

July 5, 2025
0

RADIO MUQDISHO(HIIRAAN): Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed iyo geesiyaasha dadka deegaanka ee gobolka Hiiraan oo iskaashanaya ayaa saakay Khawaarijta ku weeraray deegaanka...

Madaxweyne Laftagareen oo dhagax dhigay Xarunta Tababarada Macalimiinta Koonfur Galbeed

Madaxweyne Laftagareen oo dhagax dhigay Xarunta Tababarada Macalimiinta Koonfur Galbeed

July 5, 2025
0

RADIO MUQDISHO (BAYDHABO):Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Dhagax-Dhigay Xarunta Tababarada Macalimiinta Koonfur Galbeed oo...

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo hawlgal qorsheysan ku dhabar-jebiyay Khawaarijta

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo hawlgal qorsheysan ku dhabar-jebiyay Khawaarijta

July 5, 2025
0

RADIO MUQDISHO(SHABEELLAHA DHEXE): Ciidanka Xoogga Dalka iyo geesiyaasha deegaanka Raaga Ceelle ee Macawiisleyda ayaa maanta howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka...

Ciidanka xoogga dalka oo hawlgal ka dhan ah khawaarij ka fuliyey deegaano ka tirsan Bakool

Ciidanka xoogga dalka oo hawlgal ka dhan ah khawaarij ka fuliyey deegaano ka tirsan Bakool

July 5, 2025
0

RADIO MUQDISHO(BAKOOL): Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan geesiyaasha ka tirsan Ururada 93-aad iyo 96-aad ee Guutada 9-aad, Qeybta 60-aad,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In