Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Ciyaaryahan Andre Schurrle oo Ku Biiray Kooxda Wolfsburg

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Ciyaaryahan Andre Schurrle oo Ku Biiray Kooxda Wolfsburg
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciyaaryahan Andre Schurrle ayaa ka tegay kooxda Chelsea,isagoo ku biiray kooxda Wolfsburg oo kaalinta labaad uga jirto horyaalka Jarmalka.

Ciyaaryahan Andre Schurrle ayaa kooxda Wolfsburg waxa ay ku iibsatay lacag dhan £24million.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ciyaaryahan Schurrle ayaa afar sano oo qandaraas ah u saxiixay kooxda Wolfsburg,isagoo todobaadkii qaadan doono mushaar dhan £85,000.

Ciyaaryahan Schurrle ayaa boos joogto ah ka waayay kooxda Chelsea,waxana xaalkiisa uu sii xumaaday ka dib markii ay Chelsea la soo wareegtay ciyaaryahan Juan Cuadrado.

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee dalka Jarmalka ayaa xirmay 5-tii galabnimo ee waqtiga Jarmalka.

Kooxda Chelsea ayaa waxaa sidoo kale ka tegay ciyaaryahan Mohamed Salah oo amaah lix bilood ah ugu biiray kooxda Fiorentina ee dalka talyaaniga.

Ciyaaryahan Salah ayaa tijaabo caafimaad ku maray dalka ingiriiska.

Previous Post

Ciyaaryahan Wilfried Zaha oo Si Rasmi ah ugu Biiray Kooxda Crystal Palce

Next Post

Ciyaaryahan Harry Kane oo Qandaraas Cusub u Saxiixay kooxda Tottenham

Next Post
Ciyaaryahan Harry Kane oo Qandaraas Cusub u Saxiixay kooxda Tottenham

Ciyaaryahan Harry Kane oo Qandaraas Cusub u Saxiixay kooxda Tottenham

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In