Monday, November 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Culimada Soomaalida ee ku nool Johannesburg oo qabtay nadwo diini ah oo looga hadlayay dhibaatooyinka kooxaha xagjirka ah ee al shabaab.

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Culimada Soomaalida ee ku nool Johannesburg oo qabtay nadwo diini ah oo looga hadlayay dhibaatooyinka kooxaha xagjirka ah ee al shabaab.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Culimada Soomaalida ee ku nool magaalada Johannesburg oo nadwo diini ah ku qabtay masjidka Imaamu shaafici ee xaafada Mayfair oo Soomaali dagan tahay ayaa kaga hadlay dhibaatada kooxaha argagaxisada ay ku hayaan caalamka gaar ahaana wadanka Soomaaliya.

Nadwada oo aheyd mid loo qabtayย  Soomaalida ee ku nool xaafada Mayfair ayaa waxaa xooga lagu saarayay in laga wacyi galiyo bulshada dhagarta kooxaha argagaxisada iyo sida looga hortagi karo isla markaana si wadajir ah laga iga kaashan lahaa ka hortaga dhibaatada ay kooxahan ku hayaan ummada Soomaaliyeed.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐ก๐ข๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

November 15, 2026
Golaha Wakiillada Galmudug oo loo furay tababar aqoon kobcin ah

Golaha Wakiillada Galmudug oo loo furay tababar aqoon kobcin ah

November 15, 2026

Culimada ayaa tixraax ku sameeyay dhamaan weeraradii kooxda argagaxisada ee shabaabku u geysteen ummada Soomaaliyeed kuna dhameeyay shacab badan oo Masaakiin ah kuwaa oo qaarkood ku jiray masaajida lagu cibaadeysto,arday dhameystay waxbarashadooda , shacab masaakiin ah oo ka adeeganayay suuqyada magaalada muqdisho iyo kuwa ku sugnaa hotelo iyo goobo bulshada isugu timaado waxaana dhamaan falalkaasi ay muujinayaan kuwa ka fog diinteena suubaan.

Sheikh Cabdirisaaq Mowlaana oo ka mid ahย  culimada ka hadashay kulankaan ayaa sheegay in dhamaan dadka fududeeya falalka lagu gumaadayo shacabka qalbiyadana ka jacel in dhibaato ay dhacdo ay meel lasoo istaagi doonaan maalinta aakhiro kooxda argagaxisada ah ee baneystay dhiiga shacabka Muslimiinta ah.

โ€œHadaad maskaxdaada kaga qeybqaadato,oo afkaada kaga qeybqaadato,ama carafkaada aad kaga qeybqaadato iyo hadaad gacantaada aga qeybqaadato iyo hadaad qabliga ka jeclaato,dhibaatadaas wax baad ka geystay,xagee baad galeysaa marka maalinta aakhiro dadkii dilkooda aad ka qeybqaadatay oo waliba aad ayaga oo nool qarax ku gubtay ay yimaadaan alle hortiisa laguugu weydiiyo maxaad u dishayโ€

Sheikh Maxbuub sheikh xuseen Ciil mooge oo ka mid ah culimada Soomaalida ayaa sheegay in falalka kooxahaan ay ku gumaadayaan shacabka Soomaaliyeed looga hortagi karo midnimo iyo isku duubni oo kali ah.

โ€œWaxaad mooda in wali bulshadeena aysan garan halka nagala heysto,waxaan wali daba taaganahay cudurkii na kala diray 1991-dii,waxaa loo baahan yahay in aan ka fogaano wax walba oo kala fogeyn kara midnimadeena wadajirkeeena ayaa muhim ah,doodeena macnaha laheyn waxaa ay fursad siineysa cadowkaโ€

Culimada ayaa ugu baaqay bulshada in si wadajir ah ay meel uga soo wada jeestaan la dagaalanka kooxaha cadeystay gumaadka ummada Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalkii hooyo ee Soomaaliya.

Previous Post

Dhageyso: Maamulka D/Mahadaay oo wada qorshayaal looga hortagayo fatahaadda Webiga Shabeele

Next Post

Howlgalo lagu Baacsanayo Al shabaab oo ka dhacay Shabeelaha hoose

Next Post
Howlgalo lagu Baacsanayo Al shabaab oo ka dhacay Shabeelaha hoose

Howlgalo lagu Baacsanayo Al shabaab oo ka dhacay Shabeelaha hoose

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐ก๐ข๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐ก๐ข๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

November 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku sameeyay xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda, oo...

Golaha Wakiillada Galmudug oo loo furay tababar aqoon kobcin ah

Golaha Wakiillada Galmudug oo loo furay tababar aqoon kobcin ah

November 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug Xuseen Maxamed Nuur (Dhagawayne) ayaa si rasmi ah u furay tababar ku saabsan...

Guddoomiyaha SoDMA oo khudbad ka jeedin doona madasha Soomaaliya ee shirka (COP3)

Guddoomiyaha SoDMA oo khudbad ka jeedin doona madasha Soomaaliya ee shirka (COP3)

November 14, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14-ka Nofeembar 2026, khudbad...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo booqday Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qaranka ee ku sugan degmada Baraawe

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo booqday Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qaranka ee ku sugan degmada Baraawe

November 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO;-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In