Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Culimada Soomaaliyeed oo cambaareeyay weerarkii Madiina ee dalka Boqortooyada Sacuudiga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
MUUQAALKII MUQDISHO MEEL HA LA SAARO” Warbixin iyo Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan jaraa’id oo ay maanta Muqdisho ku qabteen   qaar ka  mid culimaa’u diinka Soomaaliyed  ayaa waxa ay soo saaren bayaan ay  ku cambaareynayaan  qaraxii ka dhacay  meel u dhaw masjidka Nebi Muxammad (NNKH) ee magalada Madiina dalka Boqortooyada Sacuudiga iyo ficilada guracan ay argagixisadu u maleegayaan Ummadda Islaamka.

Shirka jaraa’id  ayaa waxaa  goob joog ka ahaa guddoomiyaha hey’adda Culimada Soomaaliyeed, Afhayeenka Golaha Culimada Soomaaliyeed, guddoomiyaha majmaca culimada Soomaaliyeed iyo culimaa’udiin kale, waxaana bayaanka saxaafadda u akhriyay Sheekh Cabdullaahi Axmed Garuun.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyah hey’adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad, Guddoomiyaha Majmaca Culimada Soomaaliyeed Sheekh Yuusuf Cali Ceynte iyo Afhayeenka  golaha Culumaa’udiinka Sheekh Cabdiqaadir Soomow ayaa si wadajir ah u cambaareyay qaraxii ka dhacay meel u dhaw masjidka Nebi Muxammad (NNKH) ee magaalada Madiina, iyagoo dhinaca kale bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka soo qeybgalaan isu soo bax  ka dhici doono maalinta Isniinta ah barxada masjidka  Isbaheysiga Islaamka oo lagu cambaarenayo qarxii ka dhacay magaalada Madiina ee dalka boqortooyada Sacuudiga.

Previous Post

Dowladda Sucuudiga oo soo bandhigtay magacyada raggi qaraxyada ka fuliyay dalkaasi

Next Post

Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir oo Xabsiga dhexe Kormeeray “SAWIRO”

Next Post
Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir oo Xabsiga dhexe Kormeeray “SAWIRO”

Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir oo Xabsiga dhexe Kormeeray "SAWIRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In