Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Sucuudiga oo soo bandhigtay magacyada raggi qaraxyada ka fuliyay dalkaasi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dowladda Sucuudiga oo soo bandhigtay magacyada raggi qaraxyada ka fuliyay dalkaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Dowladda Sacuudiga ayaa soo bandhigtay magacyada iyo muuqaalka raggii ka dambeeyay weeradii dhawaan ka dhacay dalkaasi ee lagu qarxiyay goobo ay ka mid yihiin, masaajidka Nabiga ee Madina al Munawara.

Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Sucuudiga waxa ay sheegtay in ruuxa ka danbeeyay weerarki dhacay Isniintii hore lagu magacaabi jiray Nayer Musalam Xamad Al-Nijeydi Al-bluwi.
Qoraal kooban oo lagu baahiyay Wakaaladda Wararka Sacuudiga ee SPA, ayaa  lagu sheegay in Ismiidaamiyaha uu ahaa ruux si aad ah u isticmaala waxyaabaha daroogada ah, islamarkaana uusan laheyn taariikh intaa kasii badan.
Wargeyska Arabnews ee ka soo baxa dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa baahiyay in Baarayaasha Sacuudiga ay heleen magacyada 3-dii ruux ee isku qarxisay meel ku dhow Masjid ku yaala Suuqa Mayas ee magaalladda Qatiif ee Bariga Sacuudiga.
Magacyada raggaasi ayaa lagu kala sheegay Abdulkariim Ibrahim Muhammad Al-Hasani, oo 20-jir ah, Abdulrahman Saleh Muhammad Al-Imir oo 23-jir ahaa iyo Ibrahim Saleh Muhammad Al-Imir oo 20-jir ahaa.
Falkaani ayey Baarayaashu sheegen in loo hayo ku dhawaad 20 Eedeysane, oo ay ku jireen 12 qof oo u dhalatay Pakistan iyo 7 qof oo u dhashayn dalka Boqortooyada Sacuudiga.
Ragii is qarxiyay- Sacuudiga-1
Previous Post

C/raxmaan Ceynte ”Dhaqaalaha ay ku deeqday Q. M. waa in la waafajiyaa qorshaha horumarinta Qaranka”

Next Post

Culimada Soomaaliyeed oo cambaareeyay weerarkii Madiina ee dalka Boqortooyada Sacuudiga

Next Post
MUUQAALKII MUQDISHO MEEL HA LA SAARO” Warbixin iyo Sawirro”

Culimada Soomaaliyeed oo cambaareeyay weerarkii Madiina ee dalka Boqortooyada Sacuudiga

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In