Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

C/raxmaan Ceynte ”Dhaqaalaha ay ku deeqday Q. M. waa in la waafajiyaa qorshaha horumarinta Qaranka”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
C/raxmaan Ceynte ”Dhaqaalaha ay ku deeqday Q. M. waa in la waafajiyaa qorshaha horumarinta Qaranka”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasirka wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee dowlada federaalka ah ee Soomaaliya mudane C/raxmaan Sheakh Cali Ceynte, ayaa soo dhaweeyey lacag gaareysa 2-milyan oo doolarka Mareykanka ah oo Sanduuqa horumarinta iyo nabadda ee Qaramada Midoobay uu ugu deeqay dowladda Soomaaliya, taasi oo loogu talo galay dib u dhiska dalka Soomaaliya.

Mudane C/raxmaan Ceynte wasiirka Qorsheynta Soomaaliya waxa uu sheegay in deeqdaasi ay soo dhaweynayaan, balse waxa uu ku baaqay in la waafajiyo taageeradaasi Qorshaha Horumarinta Qaranka, maadaama dalku iminka uu yeeshay qorshe qaran oo dhameystiran.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026

Wasiirka ayaa taasi ku micneeyey in Qorshaha Horumarinta Qaranka ay ku cadyihiin gabi ahaanba arimaha horumarinta dalka.

“Waan soo dhaweyneynaa deeqda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, waxaanse ugu baaqeynaa in la waafajiyo Qorshaha Horumarinta Qaranka ee uu dalku yeeshay, maadaama ay halkaas ku cad yihiin dhammaan arrimaha xagga horumarinta ee hortabyada leh”ayuu yiri wasiirka wasaarada Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya mudane C/raxmaan Sheakh Cali Ceynte.

Dhaqaalahan ay ku deeqday Qaramada Midoobay ayaa si toos ah ugu dhacaysa Bankiga dhexe ee dalka, iyadoo hadii la waafajiyo Qorshaha Qaran ee dalkana ay sahleyso in sida loogu talo galay loo maareeyo.

Source: SONNA

Previous Post

Isbitaal u gaar ah cudurka Qaaxada oo laga hirgaliyey Baydhabo

Next Post

Dowladda Sucuudiga oo soo bandhigtay magacyada raggi qaraxyada ka fuliyay dalkaasi

Next Post
Dowladda Sucuudiga oo soo bandhigtay magacyada raggi qaraxyada ka fuliyay dalkaasi

Dowladda Sucuudiga oo soo bandhigtay magacyada raggi qaraxyada ka fuliyay dalkaasi

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In