Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Culimada Soomaaliyeed oo deeq raashiin ah loo qeybiyay

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Qaxooti Yamaniyiin ah oo deeq raashiin ah la gaarsiiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdaan raashinka ah oo  ka timid dowladda Turkiga ayaa maanta wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka waxaa ay u qeybisay culumaa’udiin Soomaaliyeeed, iyagoo culumadii loo qeybiyayna ay ka mahadceliyeen.

Sheekh Yuusuf Cali Ceynte iyo Canab Xasan Cilmi oo ka mid ah guddiga ay wasaaradda u xilsaartay qeybinta raashinkan ayaa  sheegay in raashinku uu ka soo dib dhacay waqtigii loo baahnaa inta ka dhiman bisha Ramadaana ay qeybintiisa socon doonto iyadoo la gaarsiinayo dadkii loogu talagalay raashiinka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sheekh C/qaadir Soomow, oo kamid ahaa culimadii maanta la gaarsiiyay deeqda raashiinka ah ayaa sheegay in ay u mahadcelinayaan wasaaradda arimaha gudaha iyo gudiga raashiinka qeybintiisa loo egmaday.

Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xidig, ayaa sheegay in ay billaabatay qeybinta raashinkan walaalaha Turkiga ay ugu deeqday shacabka Soomaaliyeed.

Dhawaan ayay ahayd markii Markab siday shixnad gargaar ah laga soo dajiyay dekada Muqdisho kaas oo loogu talagalay in la gaarsiiyo dadka Soomaliyeed kuwooda liita.

 

Previous Post

Madaxweynaha oo cambaareeyay qaraxii Istanbul

Next Post

Wakiilka midowga Yurub ee Soomaaliya oo gaaray Baydhabo

Next Post
Wakiilka midowga Yurub ee Soomaaliya oo gaaray Baydhabo

Wakiilka midowga Yurub ee Soomaaliya oo gaaray Baydhabo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In