Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cutubyo ka tirsan ciidanka AMISOM oo gaaray Gobolka Gedo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Cutubyo ka tirsan ciidanka AMISOM oo gaaray Gobolka Gedo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cutubyo ka tirsan Ciidamada dowladda Ethiopia ee qaybta ka ah Ciidmada Nabad Ilaalinta Midowga Africa ee AMISOM ayaa ka soo gudbay xuduudda ay Ethiopia la wadaagto Soomaaliya, waxaana ay ka qeyb qaadan doonaan howlgallada la qorsheynayo in guud ahaan dalka oo dhan lagaga cirirb tiro maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Ciidamada ayaa haatan ku sugan Degmada Luuq ee Gobalka Gedo, iyadoo ay Saldhigyo ka samaysan doonaan deegaanno iyo Degmooyin ka tirsan Gobalka iyo qaar ka mid ah Gobollada Koonfurta.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka Gobalka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Isaakh oo Warbaahinta lahadlay ayaa xusay in cutubyada cusub ee ciidanka Ethiopia ay qeyb ka noqon doonaan ciidanka AMISOM ee ka howlgalla Koonfurta Dalka.

“Ciidamada ka soo gudbay xadka waxa ay qeyb ka yihiin ciidanka howlgalka AMISOM, anagana kan gobol ahaan waxaan isu diyaarinay inaan qaadno howgallo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-Shabaab” ayuu yiri Sheekh Maxamed Xuseen.

Muddooyinkan Degmoyinka Gobalka Gedo waxaa ka soconayay abaabul ciidan oo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-Shabaab, si looga ciribtiro meelaha ay ku dhuumaaleysanayaan.

Previous Post

Qaramada Midoobay oo cambaareysay Xasuuq ay Daacish ka geysatay Mosul

Next Post

DAAWO SAWIRRADA: Heshiiska ay kala saxiixdeen Baarlamaanada Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Suudaan

Next Post
DAAWO SAWIRRADA: Heshiiska ay kala saxiixdeen Baarlamaanada Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Suudaan

DAAWO SAWIRRADA: Heshiiska ay kala saxiixdeen Baarlamaanada Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Suudaan

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In