Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Asluubta Galmudug oo tababar loo soo gabagabeeyey “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Cutubyo ka tirsan Ciidanka Asluubta Galmudug oo tababar loo soo gabagabeeyey “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-dowlaha Wasaarada Arimaha Gudaha Fadaraalka iyo dib u heshisiinta dowlad goboleedka Galmudug Cumar Maxamed Diiriye ayaa maanta tababar u soo xiray Dufcaddii u horeeysay ee Ciidanka Asluubta Qeybtooda Galmudug

Munaasabada xiritaanka tababarka oo ay ka qeyb galeen Wasiiro, Xildhibaanno, Maamulka Gobalka kan dagmada Gaalkacyo ee Saraakiisha Ciidanka Asluubta iyo la taliyaha dhanka Amniga ee Madaxweynaha Galmudug Jenaraal Cabdi Jaamac Cabdulle Xabeeb iyo mas’uuliyiin kale oo xafladda lagu casuumay.

Related posts

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026

Gaashaanle dhaxe Maxamuud Cilmi Gulaafe Madaxa Tababarada Ciidanka Galmudug ayaa sheegay in muddo afar bilood ah ay tababar jireed, mid sharciyada iyo xeerarka ciidanka Asluubta qaateen isla markaana ay yihiin 110 askari oo ah dufcaddii ugu horeeysay ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Qeybtooda Galmudug

Munaasabada oo intii ay socatay ay ka hadleen Mas’uuliyiinta maamulka gobalka Mudug iyo kan dagmada Gaalkacyo, Saraakiisha Ciidanka Asluubta Qeybta Galmudug Xildhibaanno gudoomiyaha maxlamadda racfaanka Gobalka Mudug iyo la taliyaha dhanka Amniga ee Madaxweynaha Galmudug Jenaraal Cabdi Jaamac Cabdulle Xabeeb ayaa dhamaantood bogaadiyay tababarka la siiyay ciidanka Asluubta ee Galmudug.

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Fadaraalka iyo dib u heshisiinta Galmudug mudane Cumar Maxamed Diiriye oo soo xiray tababarka ayaa kula dardaarmay Ciidanka inay si daacad ah ugu adeegaan bulshada oo ay si hufan u gutaan waajibaadka loo igmaday.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray Taliska Ciidanka Booliska “SAWIRRO”

Next Post

Xildhibaannada Labada Gole oo ka dooday arrimaha wax ka badalka Dastuurka KMG

Next Post
Xildhibaannada Labada Gole oo ka dooday arrimaha wax ka badalka Dastuurka KMG

Xildhibaannada Labada Gole oo ka dooday arrimaha wax ka badalka Dastuurka KMG

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026
0

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In