Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

C/wali Gaas oo gaaray deegaanka Jariiban ee gobolka Mudug.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
C/wali Gaas oo gaaray deegaanka Jariiban ee gobolka Mudug.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa lagu soo waramayaa in goor dhow uu gaaray deegaanka Jariiban ee gobolka Mudug, halkaas oo kamid ah meelaha ciidamada Puntland ay kula dagaalameen Al-shabaab.

Madaxweyne Gaas ayaa u gaaray deegaankaasi si uu usoo kormeero xaalada deegaanadii lagu dagaalamay ee gobolka Mudug, waxaana Gaas Jariiban uu uga sii gudbi doonaa deegaanka Garacad oo ah meeshii ugu horeysay oo Al-shabaab ay gaaraan.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Deeganada kale ee uu doonayo gaas inuu gaaro waxaa looga taag roonaaday Al-shabaab, waxaana u jeedka ugu weyn ee madaxweyne gaas ay tahay inuu soo indho indheeyo xaalada meelihii lagu dagaalamay ee Al-shabaab laga saaray.

Puntland waxaa ay sheegtay in dagaaladii ay la galeen Al-shabaab ay ku dileen tiro badan oo kamid ah maleeshiyaadka Al-shabaab, iyada oo sidoo kale sheegtay in ay gacanta ku dhigtay maxaabiis badan oo kooxdaasi kamid ah.

Previous Post

26 sano kaddib Oo Jalalaqsi ay ka howlgalayaan ciidama boliis ah “Sawirro”

Next Post

Shir Looga Hadlayay Qaab Dhismeedka Ciidanka Boliiska Oo Nairobi Ku Soo Gabagaboobay “Sawirro”

Next Post
Shir Looga Hadlayay Qaab Dhismeedka Ciidanka Boliiska Oo Nairobi Ku Soo Gabagaboobay “Sawirro”

Shir Looga Hadlayay Qaab Dhismeedka Ciidanka Boliiska Oo Nairobi Ku Soo Gabagaboobay "Sawirro"

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In