Friday, July 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir Looga Hadlayay Qaab Dhismeedka Ciidanka Boliiska Oo Nairobi Ku Soo Gabagaboobay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Shir Looga Hadlayay Qaab Dhismeedka Ciidanka Boliiska Oo Nairobi Ku Soo Gabagaboobay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir looga hadlayay qaab dhismeedka ciidanka booliska soomaaliyeed oo uu ka soo qeyb galay wasiirka Amniga gudaha soomaaliya ‪C/risaaq Cumar Maxamed, wasiirada Amniga maamul goboledyada’Taliye ku xigeenka Booliska Soomaaliyeed’Taliyaha ciidanka CID-da, gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir, iyo wakiilo ka kala socday Hiiraan iyo Shabelada Dhexe ayaa galabta lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi.

Xiritaan shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Ra’iisul wadaare ku xigeenka dalka  Maxamed Cumar Carte’xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Axmed Cali Daahir iyo wasiiru dowlaha wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Maxamuud Cabdi Xasan (Bekos).

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026

Shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay dowlada Soomaaliya’waxaana fududeeyay Qaramada midoobay iyo Midowga Afrika.

6903_10207190986346031_677159806642462297_n 7494_10207190984985997_5992924434439735880_n 1923830_10207190984265979_604202228743303215_n 1930544_10207190985706015_4274249496395019304_n

Sawir Qaade:-Cilmi Maxamed Waare

Previous Post

C/wali Gaas oo gaaray deegaanka Jariiban ee gobolka Mudug.

Next Post

Agaasimaha Xiriirka Caalamiga Wasaaradda Warfaafinta Oo La Kulmay Agaasimaha Warbaahinta Dalka Jabuuti

Next Post
Agaasimaha Xiriirka Caalamiga Wasaaradda Warfaafinta Oo La Kulmay Agaasimaha Warbaahinta Dalka Jabuuti

Agaasimaha Xiriirka Caalamiga Wasaaradda Warfaafinta Oo La Kulmay Agaasimaha Warbaahinta Dalka Jabuuti

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In