Friday, January 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Xiriirka Caalamiga Wasaaradda Warfaafinta Oo La Kulmay Agaasimaha Warbaahinta Dalka Jabuuti

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Xiriirka Caalamiga Wasaaradda Warfaafinta Oo La Kulmay Agaasimaha Warbaahinta Dalka Jabuuti
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agasimaha Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga Wasarada Warfafinta Somalia Mudane Cabdiraxiim Ciise Caddow oo howla shaqo u jooga waddanka Jabuuti ayaa maanta kulan la qaatay agasimaha warbahainta  Waddanka Djibouti Mudane Ibrahin Miyir Cali.

Kulanka labada masuul waxa ay uga wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada wasaradood iyo sidii ay isku dhaafsadaan barnaashyada wacyigalinta iyo hormarinta labada waddan ee soomaaliya iyo Djabuuti oo Xiriir Saaxiibtinimo uu ka dhexeeyo.

Related posts

Kulan looga hadlayay ka jawaabidda xaaladda abaaraha oo lagu qabtay xarunra Hay’adda SoDMA

Kulan looga hadlayay ka jawaabidda xaaladda abaaraha oo lagu qabtay xarunra Hay’adda SoDMA

January 15, 2026
Shirka Wasiirada Macdanta Jaamacadda Carabta oo ka dhacay Dalka Sucuudiga

Shirka Wasiirada Macdanta Jaamacadda Carabta oo ka dhacay Dalka Sucuudiga

January 15, 2026

“Aad ayaan uga mahadcelinayaa dowladda jabuuti iyo shacabkeeda oo mar walba garab taagan shacabka Soomaaliyeed, si gaar ah waxaan Xasuustaa dhinaca Radio Muqdisho  oo maalin aan u baahneeyn uu M.weynaha Dalkan jabuut uu noogu deeqay  qalab Istuudiyeyaal casri ah oo hadda radio muqdisho ku shaqeeyo”ayuu yari Mudane C.raxiim Ciise.

Agaasimaha Warbaahinta Jabuuti Mudane Ibrahin Miyir Cali ayaa dhinkiisa sheegay in warbaahinta Jabuuti ay diraar u tahay Iskaashi walaaltinimo iyo wax wada qabsi dhan walba ah, dhawaanna ay si wanaagsan u soo dhawaan doonan wafdi ka socda wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo Dalka Jabuuti ku wajahan.

Agaasimaha Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaliya Mudane C.raxiim Ciise Caddow ayaa hor dhac u ah wafdi sare oo ka socda wasaaradda warfaafinta kaas oo dhawaan dalkaasi ku wajahan.

20160323_110342_resized20160323_110400_resized

Previous Post

Shir Looga Hadlayay Qaab Dhismeedka Ciidanka Boliiska Oo Nairobi Ku Soo Gabagaboobay “Sawirro”

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Barnamijka Dhacdooyinka Maanta Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Kulan looga hadlayay ka jawaabidda xaaladda abaaraha oo lagu qabtay xarunra Hay’adda SoDMA

Kulan looga hadlayay ka jawaabidda xaaladda abaaraha oo lagu qabtay xarunra Hay’adda SoDMA

January 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan...

Shirka Wasiirada Macdanta Jaamacadda Carabta oo ka dhacay Dalka Sucuudiga

Shirka Wasiirada Macdanta Jaamacadda Carabta oo ka dhacay Dalka Sucuudiga

January 15, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahab Cabdi Cumar (Cananuug), oo la hadlay Warbaahinta Qaran...

Madaxweynaha Algeria oo la gaarsiiyay dhambaal ka socotay Madaxweynaha JFS

Madaxweynaha Algeria oo la gaarsiiyay dhambaal ka socotay Madaxweynaha JFS

January 15, 2026
0

Madaxweynaha Algeria Abdelmadjid Tebboune ayaa qaabilay Faarax Sheikh Cabdulqaadir Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha ahna Wasiirka Waxbarashada XFS, kaasoo farriin...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormeeray ciidamada XDS & Daraawiishta Waqooyi Bari

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormeeray ciidamada XDS & Daraawiishta Waqooyi Bari

January 15, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In