Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daacish oo dagaal u iclaamisay Al-shabaab

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Daacish oo dagaal u iclaamisay Al-shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bayaan rasmi ah oo ka soo baxay Kooxda xagjirka ah ee Daacish laguna
daabacay wargayska Al Naba ee afkooda ku hadla ayaa lagu sheegay in
kooxdu ay dagaal la gali doonto kooxda kale ee Al-shabaab oo ay ku
eedeeyeen inay laayeen dad u shaqaynayey iyo horjoogayaal ka tirsanaa
oo Soomaaliya ku matalay.

Daacish waxa ay sheegtay in Al-shabaab ay dileen ilaa 6-horjooge oo ka
tirsanaa oo ay ku tureen wabiga, ka dib markii ay carabka ka jareen
ama ay wajiga ka calaamadeeyeen, Raggaas oo uu ku jiray Mahad Macalin
oo Maydkisa la helay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Waxa ay ku tilmaantay koox gabalkeedu sii dhacayo oo bulshadu
necbaysatay, oo ku talax tagtay fikradaha qalafsan iyo caqiidada
qaloocan.

Al-shabaab waxa ay qaaday talaabooyin ay ku wiiqayso awoodda garabka
Daacish ee Soomaaliya ku sugan, si aysan meesha u soo galin koox
xagjir ah oo kula loolanta ka ganacsiga dhiigga iyo fikradaha
Takfiiriga ah.

Al-shabaab iyo Daacish waxa ay ka simanyihiin banaysashada dhiigga
Muslimiinta iyo xagjirnimada, balse danahooda kala duwan eek a
turjumaya meelaha salka u ah ayaa soo dadajiyey inay is ugaarsadaan
xilli iyaga la ugaarsanayo

Previous Post

Guddoomiyaha guddiga shaqaalaha dowladda oo ka hadlay tirakoobka shaqaalaha

Next Post

dhaqaatiir Soomaali ah oo Isbitaal weyn ka hirgaliyay Ohio

Next Post
dhaqaatiir Soomaali ah oo Isbitaal weyn ka hirgaliyay Ohio

dhaqaatiir Soomaali ah oo Isbitaal weyn ka hirgaliyay Ohio

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In