Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daadadkii ku soo rogmaday Magaalada Qardho oo sababay Khasaaro nafeed iyo mid hantiyeed (Sawirro).

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Daadadkii ku soo rogmaday Magaalada Qardho oo sababay Khasaaro nafeed iyo mid hantiyeed (Sawirro).
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Khasaaraha ka dhashay Roobki ka Da’ay magaalada Qardho ayaa isasoo taraya iyadoona la helay Meydadka shan ruux oo saddex kamid ah carruur tahay  lana geeyey Isbitaalka guud ee Magaalada Qardho.

Sida lay xaqiijiyey, dad kale ayaa la la’yahay oo aan ilaa hada dhimasho iyo nolal midna loo xaqiijin, guryo iyo goobo-ganacsi oo badan ayaa burburay, waxaana jira qoysas badan oo shalay guryo ku jiray maantase banaan yaal ah, kaddib daad xoogleh oo xalay qarqiyey magaalada Qardho.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026

Dadka dhintay waxaa kamid ah hooyo iyo laba carruur ah oo walaalo ah sida ay noo xaqiijiyeen masuuliyiinta Isbitaalka wayn ee Qardho.

Afar tog oo magaalada dhex mara ayaa dhammaantood Biyo Xoog leh soo rogay kadib roobababkii Guga oo saacado is xigay ka da’ay Qardho waana taasi mida dhalisay khasaarahan kala duwan.

Isku socod aan badnayn ayaa ka jira jidka Qardho iyo Boosaaso, mana aysan jabin buundada Qardho oo cabsi wayn laga qabay badqabkeeda hadii ay jabi lahaydna ay kala xirmi lahaayeen Deegaanada Puntland.

Previous Post

Shacabka magalada Baladweeyne oo ka walwalsan biyo farabadan oo ku soo wajahan

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo Maanta Agab Caafimaad gaarsiisay Baydhab+Sawirro

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo Maanta  Agab Caafimaad gaarsiisay Baydhab+Sawirro

Dowladda Soomaaliya oo Maanta Agab Caafimaad gaarsiisay Baydhab+Sawirro

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In