Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Barnaamijyada

DAAWO: 12 Tallaabo oo taariikhi ah oo la qaaday 12-kii bilood ee la soo dhaafay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Barnaamijyada, Wararka, Xulashada
0
Madaxweyne Farmaajo oo Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka kala hadlay dar dar gelinta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Akhristeyaasheena sharafta leh, halkaan waxaa idin kuugu soo gudbineynaa warbixin ka hadleysa 12 tallaabo oo Taariikhi ah oo dowladda Soomaaliya ay qaaday12-kii bilood ee la soo dhaafay.

HESHIISKA SOCDAALKA EE SOOMAALIYA IYO KENYA.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Heshiiskaan ayaa meesha ka saaray dhibaatadii Dadka Soomaaliyeed ay ku qabeen garoonka diyaaradaha ee Wajeer oo lagu sii baarijiray.

MAAMULKA HAWADA SOOMAALIYA.

Dowladda Madaxweyne Farmaajo ayaa ku guulaysatay in maamulka Hawada Soomaaliya loo soo wareejiyo Muqdisho kaddib mudo dheer laga maamulayay Dalka Kenya.

SOO DAYNTA MAXAABIISTA.

Waalidiin badan ayaa nasiib u yeeshay inay arkaan eheladooda oo mudo dheer ku xirnaa Wadamada Itoobiya iyo Hindiya, iyagoo dowladda kaga mahad celiyay talaabada taariikhiga ah.

SOCDAALKA NABADDA.

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa Safarka Nabadda oo qaatay 17-maalmood ku maray qaar ka mid ah Gobalada Dalka, iyadoo Safarkaas uu muujiyay kalsoonida dadka Soomaaliyeed ay ku qabaan dowladda.

SHARCIGA ISGAARSIINTA.

Sharciga Isgaarsiinta Waddanka oo mudo dheer soo jiitamayay ayay dowladdu sanadkii ugu horayeeyay ku guulaysatay in la ansixiyo.

MUSUQMAASUQA

Musuqmaasuqa oo ah dilaaga horumarka iyo dowladnimada ayay dowladdu aad ugu dadaashay in xididada loo siibo, iyadoo uu aad u sareeyo dabagalka iyo isla xisaabtanka.

DHAQAALAHA

Kobaca dhaqaalaha oo as aas aaska horumarka bulshada ayaa shaqo badan la galiyay, iyadoo la dhisay Madasha Wasaaradaha Kaabayaasha dhaqalaha ee dalka, kuwaasi oo ka shaqaynaya Kobcinta dhaqaalaha.

BIXINTA XAQUUQDA.

Dhammaan Shaqaalaha dowladda iyo ciidamada ayaa si joogta ah, xiligeeda ugu helay mushaaraadka iyo Xaquuqda ay dowladda ku lahaayeen.

SUGIDA AMNIGA.

Samaynta Ciidanka Xasilinta iyo isla xisaabtanka hay’adaha dowladda ayaa aas aas u noqday qorshaha sugidda amniga.

TAYADA CIIDANKA.

Madaxweyne Farmaajo wuxuu shaqo badan geliyay sidii loo tayayn lahaa ciidanka Qalabka sida iyo sidii loogu dhiirigelin lahaa Shaqada ay u haayaan wadanka.

GURMADKA ABAARAHA.

Qorsha dowladda ee ahaa anaga ayaa isku gurman karna, oo isku xiray dowladda iyo shacabka ayaa noqday gurmad taariikhi ah oo si deg deg ah loogu caawiyay dadkii ay abaaruhu saameeyeen.

GAROONKA ADAN CADDE.

Dowladdu waxay ku guulayasay markii ugu horaysay tan iyo bur burkii in Garoonka Adan Cadde uu shaqeeyo xili Habeen ah.

DAAWO

https://www.facebook.com/RadioMogadishu/videos/1577051625684145/

Previous Post

Madaxda Wasaarada Warfaafinta oo la kulmay Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Jaaliyadda Soomaaliyeeed ee dalka Sudan oo ka qeybgalay Bandhig dhaqameed+Sawirro

Next Post
Jaaliyadda Soomaaliyeeed ee dalka Sudan oo ka qeybgalay Bandhig dhaqameed+Sawirro

Jaaliyadda Soomaaliyeeed ee dalka Sudan oo ka qeybgalay Bandhig dhaqameed+Sawirro

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In