Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan Ummadaha Muslimiinta Caalamka, isaga oo Alle u weydiiyay in uu ka aqbalo soonkii, salaaddii, sadaqadii iyo dhammaan cibaadooyinkii aan gudannay bishii barakaysnayd ee Ramadan.
Halkan ka daawo muuqaalka










