Khudbad Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu uga hadlayo dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, Xaaladda Siyaasadeed ee dalka iyo hambalyada munaasabadda ciidul Fidriga.
Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada
RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...











