Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirada:-Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Tababar Loogu Soo xiray Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirada:-Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Tababar Loogu Soo xiray Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Akhristayaal Waxaan Halknani idiin ku soo gudbineynaa Sawirada Ciidama Ka Tirsan Kuwo Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar loogu soo xiray Dugsiga tababarka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho, iyadoo tababarka ay bixinayeen saraakiil ka socday Ururka Midowga Yurub oo gacan ka geysta tababarada CXD, waxaana u soo xiray tababarka Ciidamada oo tiradoodu ay eheyd 100 Askari Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen C/risaaq Khaliif Cilmi. vlcsnap-2015-08-27-14h57m16s97 vlcsnap-2015-08-27-14h57m30s245 vlcsnap-2015-08-27-14h57m44s120 vlcsnap-2015-08-27-14h57m54s228 vlcsnap-2015-08-27-14h58m07s109 vlcsnap-2015-08-27-14h58m17s206 vlcsnap-2015-08-27-14h59m11s235 vlcsnap-2015-08-27-14h59m20s69 vlcsnap-2015-08-27-15h00m30s255 vlcsnap-2015-08-27-15h00m55s1 vlcsnap-2015-08-27-15h01m52s61

Previous Post

Golaha Wasiirada oo kulankoodii joogtada ahaa kaga hadlay qodobo kale duwan

Next Post

Akhriso Qodobada Maamulka Galmudug Iyo Ahlusunna Waljameeca Ay Ku Heshiiyeen “Sawirro”

Next Post
Akhriso Qodobada Maamulka Galmudug Iyo Ahlusunna Waljameeca Ay Ku Heshiiyeen “Sawirro”

Akhriso Qodobada Maamulka Galmudug Iyo Ahlusunna Waljameeca Ay Ku Heshiiyeen "Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In