Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirada: Dabkii maanta ka kacay Suuqa Bakaaro ee Magaalada Muqdisho.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirada: Dabkii maanta ka kacay Suuqa Bakaaro ee Magaalada Muqdisho.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa Duhurnimadii Maanta uu dab Aad u xoogan uu ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha gaar ahaan qeybta loo yaqaan Cabdalla Shideeyaha, dabka ayaana waxa uu ku faafay Qeybo Ka mid ah Suuqa Bakaaraha.

Dadaalo Badan oo ay sameeyeen Dab Damisyo ay Lahayeen Shirkada Hormuud Iyo Gobolka Banaadir ayaa ugu Danbeeyn ku guuleeystay in ay dabka Damiyaan Sida uu Radio Muqdisho u Sheegay Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir Mudane Cali Xuseen Ibraahim(Cali Kabaqori) oo ka mid ahaa masuuliyiinti maanta u gurmaday gacansatada Suuqa Bakaaraha

Related posts

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 8, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Haweenka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Haweenka

March 8, 2026

Hoos Ka Daawo Sawirada

IMG_9374 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 19 20

Previous Post

Wasiirka warfaafinta oo ka hambaleeyay maalinta saxaafadda Soomaaliya

Next Post

RW Ku-Xigeenka dalka oo warbixin ka dhageystay guddiga abaaraha ee heer Qaran

Next Post
RW Ku-Xigeenka dalka oo warbixin ka dhageystay guddiga abaaraha ee heer Qaran

RW Ku-Xigeenka dalka oo warbixin ka dhageystay guddiga abaaraha ee heer Qaran

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 8, 2026
0

  \ Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Haweenka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Haweenka

March 8, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XUkuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim...

FARRIINTA MADAXWEYNAHA JFS EE MAALINTA HAWEENKA ADDUUNKA

FARRIINTA MADAXWEYNAHA JFS EE MAALINTA HAWEENKA ADDUUNKA

March 8, 2026
0

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u dirayaa dhammaan haweenka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaan, taas oo ku aaddan munaasabadda Maalinta...

Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka oo ka mahadceliyay meelmarinta Dastuurka

Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka oo ka mahadceliyay meelmarinta Dastuurka

March 8, 2026
0

Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka Burhaan Aadan Cumar ayaa Baarlamaanka Dalka uga mahadceliyey inay guteen waajib dastuuri ah, kadib...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In