Sunday, September 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO SAWIRADA: Madaxda Safaarada Soomaaliya ee K/Afrika oo salaadda ciidda la dukaday boqolaal Soomaali ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRADA: Madaxda Safaarada Soomaaliya ee K/Afrika oo salaadda ciidda la dukaday boqolaal Soomaali ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boqolaal Soomaali ah ayaa saakay si wadajir ah ugu wada dukaday salaadda ciida masjidka Soomaalida ee ku yaala magaalada Pretoria caasimada dalka koofur Africa, xaafadaas oo ay kusii badanayaan Soomaalida xilliyadii dambe, ayadoo boqolaalkii sugu soo baxay uu salaada ciida la dukaday safiirka soomaaliya u fadhiya koofur Africa mudane Jamaal Maxamed Barrow iyo qaar ka mid ah madaxda iyo shaqaalaha safaarada.

Markii la dukaday salaadii ciida kadib ayaa halkaasi waxaa uu safiirka Soomaaliya ku gacan qaaday shacabkii Soomaaliyeed ee salaada ciida uu kula dukaday masjidka magaalada Pretoria ee caasimada dalka koofur Africa ayadoo  sido kale la arkayay shacab fara badan oo isku mar xabeynayay isugu tahniyadeynayay salaadii ciida.

Related posts

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha

September 6, 2026
Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo war kasoo saartay hawlgal lagu dilay horjoogayaal Khawaarij ah

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo war kasoo saartay hawlgal lagu dilay horjoogayaal Khawaarij ah

September 6, 2026

Warbaahinta Qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Pretoria waxaa uu fursado u siiyay in ay heladooda iyo asxaabtooda ay gaarsiiyaan tahniyada ciida, ayaga oo kala jooga dunida dacaladeeda.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya koofur Africa Danjire Jamaal maxamed Barrow ayaa banaanka hore ee masjidka waxaa uu kula hadlay shacabkii soomaaliyeed ee halkaasi isugu soo baxay waxaana uu ugu hambalyeey farxad ciida guud ahaan shacabka soomaaliyeed eek u nool dalka koofur Africa iyo waliba madaxda Qaranka.

Magaalada Pretoria iyo guud ahaan magaalooyinka dalka koofur Africa ayaa xilligaan maalin qura la wada ciiidaya muslimiinta ku nool dunida dacaladeeda.

IMG_9581 IMG_9583 IMG_9586 IMG_9587 IMG_9592 IMG_9595 IMG_9598 IMG_9600 IMG_9601 IMG_9603

C/laahi Maxamuud Amiin”C/laahi Qorshe”

Pretoria Koofur Africa

Previous Post

Daawo Barnaamijka Fanka iyo Fanaanka Ee Radio Muqdisho

Next Post

DAAWO SAWIRRADA MADAXDA DOWLADDA IYO DADWEYNE KU TUKADAY ISBAHEYSIGA

Next Post
DAAWO SAWIRRADA MADAXDA DOWLADDA IYO DADWEYNE KU TUKADAY ISBAHEYSIGA

DAAWO SAWIRRADA MADAXDA DOWLADDA IYO DADWEYNE KU TUKADAY ISBAHEYSIGA

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha

September 6, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha, S/Guuto Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo war kasoo saartay hawlgal lagu dilay horjoogayaal Khawaarij ah

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo war kasoo saartay hawlgal lagu dilay horjoogayaal Khawaarij ah

September 6, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan howlgal qorshaysan oo 4-tii Sebtembar 2026 ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badqabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada Ciidan iyo Colaadaha Hubaysan

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badqabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada Ciidan iyo Colaadaha Hubaysan

September 6, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badqabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada...

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo saartay xeerka dhaqan-gelinta iyo habraaca KMG ah ee hay’adaha dhaqanka iyo farshaxanka dalka

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo saartay xeerka dhaqan-gelinta iyo habraaca KMG ah ee hay’adaha dhaqanka iyo farshaxanka dalka

September 6, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaqan-gelinta Xeer Wasiir Lr. 0001/26 iyo Habraaca Kumeelgaarka ah ee Maamulka iyo Diiwaangelinta Hay’adaha Dhaqanka iyo Farshaxanka Dalka. Ku:...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In