Akhristayaasheena Sharafta leh, waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa, Sawirada, Wafdiga Madaxweynaha Jamhuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Xasan Shiekh Max’uud ay ku gaareen, Magaalada Riyadh ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay.
Sawir qaade: Bashiir Khaliif Gaani