Maamulka degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu degmadaas ka sameeyay rashin qaybin iyadoo gudoomiyaha degmada uu dad gaaraya 350 oo danyar ah haweena u badan uu gaarsiiyay raashinkaas oo dowladda Cuman ay soo marsiisay wasaarada arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya.
SAWIRRO HOOS KA DAAWO