Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada:- sida diirran ee R/wasaare ku xigeenka iyo wafdigiisa maanta loogu soo dhaweeyay Beledweyne

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada:- sida diirran ee R/wasaare ku xigeenka iyo wafdigiisa maanta loogu soo dhaweeyay Beledweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Akhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa sawirrada sida diirran ee Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, Maxamed Cumar Carte iyo wafdiga uu hoggaaminayo  loogu soo dhaweeyay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Iyadoo Wafdiga RW ku-xigeenka ay ka mid ahaayeen; wasiirada caafimaadka xukuumadda Soomaaliya, wasiir-ku-xigeenka wasaarrada qorsheynta iyo xiriirka caalamiga, wasiir-u-dowlaha wasaarrada arrimaha gudaha iyo federaalka, wasiir-u-dowlaha xafiiska ras’iisal wasaaraha, xildhibaanno, saraakiil, iyo xubno ka tirsan hay’addaha samafalka.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

20151026635814552195529413Baladweyne_RW_ku_Xigeenka_XFS (1) 20151026635814555839491865Baladweyne_RW_ku_Xigeenka_XFS (13) 20151026635814556051493215Baladweyne_RW_ku_Xigeenka_XFS (4) 20151026635814557148615662Baladweyne_RW_ku_Xigeenka_XFS (6) 20151026635814557591161648Baladweyne_RW_ku_Xigeenka_XFS (2) 20151026635814557723324632Baladweyne_RW_ku_Xigeenka_XFS (5) 20151026635814557951356916Baladweyne_RW_ku_Xigeenka_XFS (7) 20151026635814558104914398Baladweyne_RW_ku_Xigeenka_XFS (3) 20151026635814558476093573Baladweyne_RW_ku_Xigeenka_XFS (9) 20151026635814558826934713Baladweyne_RW_ku_Xigeenka_XFS (10) 20151026635814559332240181Baladweyne_RW_ku_Xigeenka_XFS (11) 20151026635814559658211489Baladweyne_RW_ku_Xigeenka_XFS (12)

Previous Post

Golaha wasiirada Galmudug Oo ka dooday sharciga Shaqaalaha Rayidka Ee Maamulkaasi

Next Post

Madaxweynaha oo u ambabaxay dalalka Boqortooyada Sacuudiga iyo India

Next Post
Madaxweyne Xasan oo ku sii jeeda Kismaayo

Madaxweynaha oo u ambabaxay dalalka Boqortooyada Sacuudiga iyo India

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In