Ciidanka booliska ayaa toogasho ku dilay Todobo ka mida maleeshiyada Al-Shabaab oo weerar qaraxyo ah ku qaaday xarunta Dambi baarista ee degmada Hodan.
Cabdixakiin Axmed oo lagu oofiyey qisaasta Wariye Bulxan oo horay uu ugu diley Caabudwaaq
Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa maanta dil toogasho ah lagu filiyey Cabdixakiin Axmed Cigaal oo laga oofiyay qisaasta...