Friday, September 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawiro +Faahfaahin weerarkii Xalay ee Xeebta Liido

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawiro +Faahfaahin weerarkii Xalay ee Xeebta Liido
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay howlgal ayaa caawa ka fuliyeen Maqaayadda Banaadir Beach, halkaas oo weerar isugu jira Qaraxyo iyo rasaas dabasocotay ku qaadeen Maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al-shabaab.

Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobalka Banaadir Col Bishaar Abshir Geeddi oo la hadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa Xaqiijiyay in Ciidamada Sida Gaarka ah u tababaran ee Gaashaan ay gudaha u galeen Maqaayadda, islamarkaana Xaqiijieen Ammaanka Goobta oo ay ka dagaalamayeen Maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al-Shabaab.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026

“Ciidamada ayaa hadda Xaqiijiyay Ammaanka, dhammaan wey toogteen maleeshiyaadkii ku jiray gudaha Maqaayadda, Xaaladda Ammaankana wey xaqiijiyeen” sidaasi waxaa SONNA u sheegay Col Bishaar.

Col Bishaar ayaa Sheegay in tirada guud ee dhimashada ay gaareyso 9 ruux oo Shan kamid ah ay yihiin dad Shacab ah, 2 Askari oo Ciidamada Ammaanka iyo 2 nin oo ah dableydii weerartay Maqaayadda Banaadir Beach, dhaawana uu yahay 2 qof oo kaliya.

Taliyaha ayaa sidoo kale shaaciyay in mid kamid ah kooxdii weerarka Soo Qaaday gacanta lagu hayo isagoo dhaawac ah, iminkana la dabiibayo.

Kooxaha Gurmadka Degdegga ayaa damiyay dab ka dhashay Rasaastii ka socotay Gudaha Maqaayadda.

vlcsnap-2016-08-26-04h48m46s312

vlcsnap-2016-08-26-04h49m22s616

vlcsnap-2016-08-26-04h49m50s915

vlcsnap-2016-08-26-04h50m16s052

vlcsnap-2016-08-26-04h50m33s004

vlcsnap-2016-08-26-04h51m05s993

vlcsnap-2016-08-26-04h51m57s566

vlcsnap-2016-08-26-04h53m33s089

vlcsnap-2016-08-26-04h54m32s018

vlcsnap-2016-08-26-04h54m53s546

vlcsnap-2016-08-26-04h55m12s003

vlcsnap-2016-08-26-04h55m40s959

vlcsnap-2016-08-26-04h56m04s190

vlcsnap-2016-08-26-04h56m20s553

vlcsnap-2016-08-26-04h56m48s912

vlcsnap-2016-08-26-04h57m27s154

vlcsnap-2016-08-26-04h57m45s733

vlcsnap-2016-08-26-04h58m17s226

vlcsnap-2016-08-26-04h58m31s996

vlcsnap-2016-08-26-04h59m02s549

vlcsnap-2016-08-26-04h59m17s509

vlcsnap-2016-08-26-05h00m18s549

vlcsnap-2016-08-26-05h03m25s587

vlcsnap-2016-08-26-05h04m19s450

vlcsnap-2016-08-26-05h04m44s566

vlcsnap-2016-08-26-05h05m32s642

vlcsnap-2016-08-26-05h05m47s661

vlcsnap-2016-08-26-05h06m49s634

vlcsnap-2016-08-26-05h07m19s314

vlcsnap-2016-08-26-05h08m23s919

vlcsnap-2016-08-26-05h08m54s330

vlcsnap-2016-08-26-05h10m57s821

vlcsnap-2016-08-26-05h11m35s188

vlcsnap-2016-08-26-05h12m55s689

vlcsnap-2016-08-26-05h15m21s607

vlcsnap-2016-08-26-05h15m59s181

vlcsnap-2016-08-26-05h17m40s255

vlcsnap-2016-08-26-05h18m02s834

vlcsnap-2016-08-26-05h24m59s562

vlcsnap-2016-08-26-05h27m03s680

Previous Post

Xeer ilaaliyaha Qaranka iyo Taliyaha Asluubta oo Booqday Xabsi cusub oo Muqdisho laga dhisayo “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 26-8-2016

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 26-8-2016

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In