Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada:- Ardayda dugsiga Cismaan Geeddi Raage oo u fadhida imtixaanka bartamaha

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ardayda wax ka barata dugsiga hose, dhexe iyo sare ee Cismaan Geeddi Raage ayaa u fariisatay imtixaanka bartamaha ee sanad dugsiyeedka 2014/2015.

Maamulaha dugsigaasi Maxamuud Jimcaale Cumar ayaa Radio Muqdisho u sheegay in imtixaanka ay u fariisateen arday gaareeysa ilaaa 275, oo isugu jira gabdho iyo wiilal.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Sidoo kale maamulaha ayaa xusay in imtixaanka uu bilowday 13-ka bishan wuxuuna ku eg yahay 16-ka December, isagoo intaasi raaciyay in maadooyinka dugsiga ay ku wada baxaan luqadda Ingiriiska, marka reebo luqadda carabiga iyo Soomaaliya.

Dugsiga Cismaan Raage oo ku yaala xaafadda Waberi ayaa ka mid ah dugsiyada sida gaarka ah loo leeyahay ee hoos yimaada wasaaradda waxbarashada iyo barbaarinta ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

WAR NASHINAL.Still002 WAR NASHINAL.Still003 WAR NASHINAL.Still004 WAR NASHINAL.Still005 WAR NASHINAL.Still006 WAR NASHINAL.Still007 WAR NASHINAL.Still008 WAR NASHINAL.Still009 WAR NASHINAL.Still011 WAR NASHINAL.Still012 WAR NASHINAL.Still013 WAR NASHINAL.Still014 WAR NASHINAL.Still015 WAR NASHINAL.Still016 WAR NASHINAL.Still018 WAR NASHINAL.Still019 WAR NASHINAL.Still021 WAR NASHINAL.Still022 WAR NASHINAL.Still023 WAR NASHINAL.Still025 WAR NASHINAL.Still026 WAR NASHINAL.Still029

 

Previous Post

Gudoomiyaha G/Hiiraan “Bulshada reer Hiiraan waa iney gacan ka geystaan horumarinta gobolka”

Next Post

Madaxweynaha Dalka Oo Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo Ka Guddoomay Safiirka Cusub Dowladda Shiinaha Ee Soomaaliya “Sawirro”

Next Post

Madaxweynaha Dalka Oo Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo Ka Guddoomay Safiirka Cusub Dowladda Shiinaha Ee Soomaaliya "Sawirro"

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In