Monday, August 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: C/risaaq Maxamed Axmed oo loo doortay gudoomiye ku xigeenka ururka Suxufiyiinta Gobolka Mudug

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: C/risaaq Maxamed Axmed oo loo doortay gudoomiye ku xigeenka ururka Suxufiyiinta Gobolka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay isugu yimaadeen  Bahda Saxaafada Gobalka Mudug ee Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa  lagu doortay Gudoomiye Ku xigeenka ururka Suxufiyiinta Gobalka Mudug ee Galmudug, kaddib xaflad ka dhacaday Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalkamudug.

Qabashada xilka gudoomiye ku xigeenka ururka Suxufiiyinta Gobalka Mudug ayaa waxa isku soo sharaxay labo Wariye oo kala ahaa  C/Xakiin Xasan Muuse   (Zaciimka) iyo Cabdirisaaq Maxamed Ahmed oo Labaduba ka
Tirsan bahda Saxaafadda Gobalka Mudug.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐰𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐥𝐚 𝐜𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐚𝐬𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐰𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐥𝐚 𝐜𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐚𝐬𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝

August 2, 2026
Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

August 2, 2026

Kulanka lagu dooranayay gudoomiye ku xigeenka ururka Suxufiiynta gobalka Mudug ee Galmudg aya waxa goob Joog ka ahaa qaar ka mid ah Agaasimayasha idaacadaha ku yaala magaalada Galkacyo iyo qaar ka mid ah
Bahda Saxaafadda Gobalka.

Doorashada oo ahayd mid Xamaasad lah ayna labada Musharax soo bandhigayeen wax qabadkooda  haddii ay guuleystaan ayay qudbado ay madasha Doorashada ka  jeediyeen  ku balan qaadeen in ay wax weyn ka badali doonaan Tayada Suxufiyiinta ka howlgala Gobalkamudug.

Doorashada ayaa ahayd mid Xubnihii Wariyayaasha ahaa ee Codeynayay ay ku dhiibanayeen Codkooda hab qarsoodi ah taa oo aad loo xaqiijinayay hanaanka Codeynta iyo sida xubinku u codeynayo gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Gobalka Mudug ee Galmudug Burhaan C/laahi Xaashi ayaa ku dhawaaqay Natiijada Wuxuuna Sheegay in ay codeeyen 16 wariye, wuxuuna shaaciyay qaabka ay codadka  u kala heleen Labada Musharax, G

Gudoomiye ayaa Yiri “11-cod waxaa helay Cabdi Risaaq Maxamed Ahmed 4 Cod waxaa helay C/xakiin Xasan Muuse   (Zaciimka) 1 cod wuuu halaabay sidaasna waxa ay guushu ku raacday wariye Cabdirisaaq Maxamed Axmed sidaana wuxuu yahay gudoomiye ku xigeenak ururka Saxafiiyiinta Gobalka Mudug ee Galmudug”.

Kadib Markii lagu Dhawaaqay Natiijada aya waxa saxaafada la hadlay gudoomiye ku xigeenak ururka Saxafiiyiinta Gobalka Mudug ee Galmudug C/risaaq Maxamed Ahmed,  waxana uu sheay in uu diyaar u yhay wada shaqayn iyo iskaashi Horumarineed ee Saxafada Gobalka Mudug waxana uu u mahad Celiyay Dhamaan inti Codka Siisay iyo Sidoo kale intii aanan siinin waxana uu balan Qaaday in uu ka shaqayn doono horumarka Saxafiiyiinta Gobalka Mudug ee Galmduug.

Sidoo kale waxaa saxaafada isna la hadlay C/xakiin Xasan Muuse Zaciimka oo isna ahaa Musharaxii Xilka looga Guulaystay waxaana uu shaca ka qaaday in uu diyar u yhay in uu la Shaqeeyo ururka saxafiyiinta Gobalka Muduge e Galmudug.

Ugu danbeyn munaasabada aya waxa ay ku soo dhamaatay jawi deggan iyado wariyayaashii  goobta ku sugnaaa ay Dhamaan soo dhaweeyeen doorashadii maanta halkaasi ka dhacday isla markaana ay wariye Cabdirisaaq u rajeeyeen in uu Allaah la garabgalo Xilkaas Culus.

1 3 4 5

Previous Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 11-9-2016

Next Post

Xujayda Soomaaliyeed oo helaya sanadkaan adeegyo cusub +SAWIRO

Next Post
Xujayda Soomaaliyeed oo helaya sanadkaan adeegyo cusub +SAWIRO

Xujayda Soomaaliyeed oo helaya sanadkaan adeegyo cusub +SAWIRO

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐰𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐥𝐚 𝐜𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐚𝐬𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐰𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐥𝐚 𝐜𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐚𝐬𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝

August 2, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo safar shaqo u joogo magaalada Laasacaanood ee xarunta Waqooyi...

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

August 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-xidigle Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan u magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Magacaabistan...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐃𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧-𝐢𝐬-𝐰𝐞𝐲𝐝𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐅𝐮𝐝𝐮𝐝𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 (𝐍𝐓𝐅𝐂)

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐃𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧-𝐢𝐬-𝐰𝐞𝐲𝐝𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐅𝐮𝐝𝐮𝐝𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 (𝐍𝐓𝐅𝐂)

August 2, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Aqoon-is-weydaarsiga Istaraatiijiyadda iyo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la magacaabay

August 2, 2026
0

Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In