Safiirka JFS ee Turkiye oo booqday xabsiyo ay ku jiraan muwaadiniin Soomaali ah
Safiirka JFS u fadhiya Dalka Turkiga Fatxu-diin Cali Maxamed ayaa booqday mid kamid ah xabsiyadda ku yaala magaalada Ankara oo...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo gudbineynaa sawirrada sida ay u dhacday doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeennada dowlad goboleedka Galmudug oo maanta ka dhacday magaalada Cadaado.
Safiirka JFS u fadhiya Dalka Turkiga Fatxu-diin Cali Maxamed ayaa booqday mid kamid ah xabsiyadda ku yaala magaalada Ankara oo...
Wasiirka Shaqada XFS Mudane Maxamed Cilmi Ibraahim oo maanta ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in labadii samo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeybgalay kulan laba cisho ah oo loogu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Beeraha & Waraabka XFS Mudane Asad Cabdirisaaq Maxamed ayaa Magaaladda ee dalka Sacuudi Carabiya ku shirgudoomiyey kulan u...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho