Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirada kulankii kubadda gacanta ee dhexemaray gabdhaha Horseed iyo Heegan ee kala ah militeriga iyo booliska, taasi oo ay guusha raacday cayaartooyda gabdhaha Heegan ee booliska oo cayaartii ay wada yeesheen ku soo idlaatay 12-12 bar bar dhac, balse ay ku qaadeen dhanka dhibcaha oo ay ku hogaaminayeen.
Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.
Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo...


































