Saturday, April 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada Gabdhihii ay Boko Xaraam afduubatay Labo sano ka hor maanta oo kale

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada Gabdhihii ay Boko Xaraam afduubatay Labo sano ka hor maanta oo kale
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maanta waxaa laba sano laga joogaa markii dagaalyahannada Boko Xaraam 276 gabdhood ay ka afduubteen iskuul ku yaalla magaalada Chibok ee Waqooyi Bari Nigeria.

57 ka mid ah gabdhahaasi ayaa soo baxsaday, balse ilaa hadda waxaa la la’ yahay 219 kale.

Related posts

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026

Afduubka gabdhaha Chibok ayaa si weyn uga careysiiyay caalamka, in kasta oo cadaadis xooggan la saaray dowladda Nigeria, haddana lama yaqaano halka ay ku sugan yihiin gabdhahaasi.

Magaalada Chibok ayaa laba sano ka hor maanta oo kale waxa ay qabsatay cinwaannada warbaahinta caalamka.

dagaalyahannada Boko Xaraam ayaa galay iskuulka ay gabdhaha dhiganayeen, waxaana ay ku ka xaysteen gawaari, iyaga oo la aaday keymaha ka baxsan magaaladaasi.

Arrintaa ayaa noqotay mid aad uga careysiiysay caalamka oo dhan, dhalisayna olole baraha bulshada ka socday oo loogu magacdaray “soo celiya gabdhaheena”.

Dhacdadan ayaa waxa ay iftiimisay waxyaabaha arxandarada ah ee ay kooxdaasi ka geysaneysay Waqooyi Bari Nigeria.

Waalidiinta ay gabdhaha ka maqan yihiin ayaanan quusan, oo qaarkood ayaa sheegaya in xaaladkasta oo ay ku sugan yihiin ay jeclaan lahaayeen in gabdhahooda ay maalin un usoo gurya noqdaan.

Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu baaqday Boko Xaraam in ay gabdhahaasi xoriyadooda siiyaan, isla markaana ay kooxdu joojiso weerarrada iyo dilalka ka dhanka ah dadka rayidka ah.

Warbaahinta Nigeria ayaa dhawaan sheegtay in Boko Xaraam ay dalbatay lacag madax furasha ah si ay usii dayaan gabdhaha iskuuleyda ah ee Chibok ee ay laba sano ka hor qafaasheen.

gabdhaha16 gabdhaha15 gabdhaha14 gabdhaha13 gabdhaha12 gabdhaha10 gabdhaha11 gabdhaha9 gabdhaha8 gabdhaha7 gabdhaha4 gabdhaha3 gabdhaha

Xigasho Sawirada CNN

Previous Post

Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka dalka oo maanta la kulmay Wakiilada Waddamada Faransiiska ,Maraykanka iyo Ingriiska

Next Post

Maamulka gobolka oo tartansiiyay ardayda dugsiyada gobolka Banaadir”Sawiro”

Next Post
Maamulka gobolka oo tartansiiyay ardayda dugsiyada gobolka Banaadir”Sawiro”

Maamulka gobolka oo tartansiiyay ardayda dugsiyada gobolka Banaadir”Sawiro”

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In