Akhristayaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta sii wada jir ah xariga uga jaray Garoonka cusub ee Magaalada Garoowe.
Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...






















































































