Tuesday, January 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Guddiga Doorashooyinka Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe oo tababar u soo xiray odayaasha dhaqanka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Guddiga Doorashooyinka Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe oo tababar u soo xiray odayaasha dhaqanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddig Hirgalinta Doorashooyinka Dadban ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexeย ayaa maanta soo gunaanaday tababar laba maalin qaatay oo loo qabtayย odayaasha dhaqanka labada gobo lee ka tirsan liiska 135ta ah ee soo xulaya
xildhibaannada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Tababarkan oo odayaasha dhaqanka ay ku soo qaateen duruus ku aaddan guudย ahaan hannaanka doorashooyinka sanadkan 2016, iyo gaar ahaan kaalinta kagaย aaddan odayaasha dhaqanka, Waxaana odayaasha loo qeybiyay foomam la xiriiraย ergada Xildhibaanka soo dooranaya.

Related posts

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad XFS oo daah-furay Qorshaha iyo Ka-jawaabista xaaladda Beniโ€™aadannimo ee dalka

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad XFS oo daah-furay Qorshaha iyo Ka-jawaabista xaaladda Beniโ€™aadannimo ee dalka

January 26, 2026
๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š, ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ ๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‰๐…๐’

Munaasabadda xiritaanka tababarka ayaa waxaa hadallo kala duwan ka jeediyayย guddoomiyayaasha guddiyada doorashooyinka heer federal iyo heer dowladย goboleed Avv. Cumar M. Cabdulle (Cumar Dhagey)ย  iyo Zaki Cabdi Xaraare iyoย waliba qaar ka mid ah odayaashii ka qeybgalay tababarka.

Guddoomiyaha Guddiga Heer Federaal ee Hirgalinta Doorashooyinka Dadbanย (GFHDD) Avv. Cumar Dhagey ayaa ka faallooday qodobadii lagu gorfeeyayย tababarkii loo soo xiray odayaasha dhaqanka iyo waxyaabaha looga baahan
yahay inay ku dhaqaaqaan si looga dhabeeyo hirgalinta hannaankaย doorashooyinka sanadkan.

Guddoomiye Cumar Dhagey ayaa sidoo kale u ballan qaaday odayaasha inย guddiyada doorashooyinku si dhow ula shaqayn doonaan inta lagu guda jiroย geeddi socodka doorashada si la isaga kaashado howlaha shaqo ee dhammaan
hor yaalla.

Guddoomiyaha Guddiga Heer Dowlad Goboleed ee Hirgalinta Doorashooyinkaย Dadban (GDGHDD) ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe Mudane Zaki Cabdi Xaraareย oo soo gunaanaday munaasabaddii xeritaanka tababarka ayaa u mahad celiyayย odayaasha dhaqanka labada gobol, GFHDD, iyo dhammaan howl wadeennadaย doorashooyinka.

Mudane Xaraare ayaa sidoo kale kula dardaarmay odayaasha inay dar darย galiyaan howlaha hor yaalla isla markaana wada tashi ballaaran la sameeyaanย bulshada ay matalaan si guud ahaan shacabka labada gobol ay qeyb ugaย noqdaan hannaanka doorashooyinka sanadkan 2016.

20160831_235400 20160831_235417 20160831_235502 20160831_235530 20160901_000751 20160901_004213 - Copy

20160901_003625

Previous Post

Maleeshiyaadka Shabaab oo dil naxariis darro ah ka geystay tuulada Biyo-caddo ee G/Sh/Dhexe

Next Post

Dhageyso:-Horjoogihii Kooxda Daacish ee Gobalka Baay Iyo Maleeshiyadkiisii Oo La Qabtay+Sawirro

Next Post
Dhageyso:-Horjoogihii Kooxda Daacish ee Gobalka Baay Iyo Maleeshiyadkiisii Oo La Qabtay+Sawirro

Dhageyso:-Horjoogihii Kooxda Daacish ee Gobalka Baay Iyo Maleeshiyadkiisii Oo La Qabtay+Sawirro

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad XFS oo daah-furay Qorshaha iyo Ka-jawaabista xaaladda Beniโ€™aadannimo ee dalka

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad XFS oo daah-furay Qorshaha iyo Ka-jawaabista xaaladda Beniโ€™aadannimo ee dalka

January 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad eeXukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane JibrilCabdirashiid Xaaji ayaa si rasmi ah u daah-furay Qorshaha iyo Ka-jawaabista...

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š, ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ ๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‰๐…๐’

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š, ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ ๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‰๐…๐’

January 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha cusub ee...

Muwaadiniin ku xanibnaa Liibiya oo dalkooda Hooyo dib loogu soo celiyay

Muwaadiniin ku xanibnaa Liibiya oo dalkooda Hooyo dib loogu soo celiyay

January 26, 2026
0

Hayโ€™adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI), oo kaashaneysa Xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Muhaajiriinta iyo...

Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo Danjiraha Boqortooyada Sucuudiga kala hadlay Dib-u-dhiska Kaabayaasha Dhaqaalaha

Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo Danjiraha Boqortooyada Sucuudiga kala hadlay Dib-u-dhiska Kaabayaasha Dhaqaalaha

January 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In