Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo ee Puntland iyo Ku xigeenkiisa oo la doortay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo ee Puntland iyo Ku xigeenkiisa oo la doortay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo ee Maamulka Puntland, ayaa maanta doortay Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo oo ay u tartamayeen Afar Musharaxiin.

Maxamuud Yaasiin Axmed, ayaa loo doortay Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo oo ku soo baxay Wareegii Saddexaad ee Doorashada, kaddib markii uu ka adkaaday Musharaxiintii la tartameysay.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Sidoo kale Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo ayaa doortay Guddoomiye ku xigeenka Degmada Gaalkacyo oo loo doortay Farxaan Cabdi Gaafaa oo ka adkaaday Musharax kale oo la tartamaayay.

Goobta Doorashada ay ka dhaceysay ayaa waxaa ku sugnaa Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas, iyo  xubno ka mid ah Wasiirada Puntland.

Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo oo ka koobnaa 31 ruux ayaa maanta u codeeyay Guddoomiyaha iyo Ku xigeenkiisa.

Doorashadan ayaa ka dambeysay kaddib markii Madaxweynaha Puntland uu dhawaan kala diray  Maamulkii hore ee Degmada Gaalkacyo.

Gaalkacyo-8 Gaalkacyo-7 Gaalkacyo-6

?????????????????????????????????????????????????????????
Gaalkacyo-4 Gaalkacyo-3
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

Gaalkacyo-9

Previous Post

Qarax lagu soo xiray gaari oo galabta ka dhacay magaalda Muqdisho

Next Post

Ciyaaryahannada Puntland oo u soo gudbay Final-ka tartanka maamul goboleedyada

Next Post
Ciyaaryahannada Puntland oo u soo gudbay Final-ka tartanka maamul goboleedyada

Ciyaaryahannada Puntland oo u soo gudbay Final-ka tartanka maamul goboleedyada

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In